
dharka cadka wuxuu habboon yahay in la qaato xiliga kulaylka siiba marka aad joogto meel nadiif ah oo aan lahayn habaas badan, sidoo kale dharka buluugga isagana wuu qurux badan yahay siiba shaatiyada buluugga khafiifka ah, marka dharka dumarka aan eegno waxaa qurux badan inuu dhar jirka xiraya uu yahay, laakin marka ay ninkeeda guriga la joogto waxaa la rabaa in ay xirato dhar guduud ah oo kahfiif ah oo ninka soo jiidan karo oo caraf leh, si ninkeeda uu jacaylkiisa uu naagtiisa u qabo inuu siyaado