Diyaarad Masar ay leedahay oo badda ku dhacday

masar diyaard
Maanta oo khamiis ah waxaa dhacday diyaarad ay masar leedahay Egypt air , waxaa ka soo kacday magaalada paris ee dalka faransa waxay u soo socotay magaalada qaahira ee dalka masar, waxay ku dhacday  badda baxaru abyad mutawasid , diyaaradda waxaa saarnaa lixdan iyo lix qof dhmaamtooda meesha ayay ku dhinteen ilaa iyo hadda waxaa la raadinayaa burburka diyaaradda

1 Comments

  1. Anonymous5/24/2016

    The plane is very hard work special for travel

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post