Waxaa la sheegay nin waayeel 90 jir ah inuu u tagay nin dhakhtar ah isagoo faraxsan, wuxuu ku yiri aniga naagtayda uur ayay leedahay ka waran ? dhakhtar ayaa ku qoslay wuxuu ku yiri qiso ayaan kuu sheegayaa, waxaa jiri jiray nin ugaarsade ah duurka ayuu aaday wuxuu rabay inuu soo ugaarsado shabeel meeshuu ka qaadan lahaa qori wuxuu qaatay qorraxgabbis markuu arkay shabeelka wuxuu soo baxsaday qorraxgabbista markaas ayuu ku shiishay dhaq dhaq shabeelkii wuu dhintay, odaygii ayaa u jawaabay wuxuu yiri qof kale ayaa dilay ma dhici karto qorraxgabis inuu ku dilo. dhakhtarkii ayaa u jawaabay baraawo waa sax.
sheekadan way tilmaamaysaa ninka hadduu guursado naag uu aad uga weyn yahay in nin kale halis ay u tahay
sheekadan way tilmaamaysaa ninka hadduu guursado naag uu aad uga weyn yahay in nin kale halis ay u tahay