Duuliyaha dili rabay madaxweynaha turkiga Ordoghan

Duuliyan waa ninka duqeeyay hotelka uu joogay madaxweynaha turkiga marka afgambiga dhicisoobay socday, ninka oo waday daruuro dagaaleed marka wuxuu dili rabay madaxweynaha turkiga laakin marka uu duqeeyay hotelka ma joogin, afgambigaas oo aad ay ugu farxeen gaalada iyo dad hoos gaalo ka ah, dowladaha carabta dhamaan way ku farxeen waxaan qatar ahayn doeladda qatar keliya ayaa ka soo horjeesatay, boqortooyada saudi iyada waxay sugaysay natiiijada laakin way ku farxi lahayn haddii la ridi lahaa xukuumadda turkiga islaamiga ah, waayo marka la riday xukuumadda maxamed mursi waxay ahayd dowladda ugu horraysay taagaeerto nidaamka mursi kaddib yimid.
Duuliyaha dili rabay madaxweynaha turkiga Ordoghan
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post