Gabar yar ayaa ku duubsantay madaxweynaha turkiga rajab dayib erdoghan iiyadoo ooynaysa waxay ku tiri adiga aabahayga ayaa tahay sidee ay igakaa qaadanayaan? waxaad fahmaysaa ninka inuu dalkiisa wax weyn u qabtay dhaqaalaha turkiga meel weyn ayuu geeyay lacagta meel fiican ayuu ku bixiyay ma aha madaxda oo tuugada ah oo laga soo amro dalalka reer galbeedka sidii ay u habsaamin lahaayeen dalkooda, turkiga maanta waxay ku jirtaa dowladaha waaweyn.