Gabar Soomaali bannaanbaxa turkiga ku jirtay

Gabar Soomaali bannaanbaxa turkiga ku jirtay
Banaanbaxyo badan ayaa ka dhacay dalka turkifa marka uu dhicisoobay afgambiga lala rabay xukuumadda madaxweynaha rajab dayib erdoghan, dad badan ayaa soo baxay waxaa ka mid ah dadkaas gabar soomaaliyeed oo ka muuqata dad badan dhexdooda iyadoo sidda calanka soomaaliyeed oo si cad uga muuqda dadkaas dhexdooda, waxaa loo malaynayaa gabdhaas inay tahay arday sidoo kale dalka turkiga wuxuu la leeyahay xiriir aad u weyn dalkeena soomaaliya, marka la yaab ma  laha in gabdheeda ay taageerto turkiga, xitaa dadka soomaaliyeed badankooda aad bay u taageereen madaxweynaha dalka turkiga.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post