Hogaamiye afgambiga turkiga ka dambeeyay oo la soo qabtay


Hogaamiye afgambiga turkiga ka dambeeyay la soo qabtay

Korneelkan wuxuu ka mid yahay dadka hoggaaminayay afgambiga dhicisoobay ee xalay ka dhacay dalka turkiga hadda wuxuu ku jiraa gacanta ciidanka daacadka u ah madaxweynaha Erdogan , afgambi khayr ma ma laha, maanta turkiga waxaa lagu tiriyaa dowladaha ugu xoogga badan intaas oo dham ma ayna gaari lahayn haddii ay dababdhilifyo madax ka ahaan lahaayeen.

dowladaha reer galbeedka ma rabaan dad iyaga ka kooftoomaya, waxay rabaan in daba dhilif loo ahaado iyaga faqri iyo dulli inay ku jiraan shucuubta kale.


Hogaamiye afgambiga turkiga ka dambeeyay oo la soo qabtay

Hogaamiye afgambiga turkiga ka dambeeyay oo la soo qabtay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post