Madaxweynaha turkiga wuxuu maanta booqday dhismaha ka socda masjid weyn laga dhisayo magaalada Ankara oo loo bixiyay almasjid alcuthmaani المسجد العثماني kaas oo tilmaamaya taariikhda dowladda cusmaaniyiinta oo soo xukuntay meelo badan ka mid ah caalamka, ninkan oo raba inuu baddalo turkey oo ah dal calmaani ah wuxuu u rogi rabaa sidii hore uu ahaa dal islaam.