Xaakimka dubai maxamed bin raashid iyo wiilkiisa oo ku dhex jira metrowga london waxay ku dhex jiraan rikaabka caadiga ah, sawirkan waxaa faafiyay wiilka oo uu dhalay xaakimka dubai maxamed bin raashid daawo sawirada laga soo qaaday iyagoo tareenka saaran. sawiradan aad bay ugu faafeen facebook iyo webyada kala duwan.