Muqdisho iyo mootada bajaajka amin arts

Muqdisho iyo mootada bajaalka amin arts
Muqdishoo oo ku soobadatay mootada hindiya laga keeno mootada bajaalka amin arts oo ka sawiray farshaxan oo uu ku naqdinayo waxa uu sameeyay sawirrkan.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiirka warfaafinta oo faragashtay shaqo uusan lahayn ayaaa ugu baaqay Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo xiligaa dhinac taagnaa kana codsaday in laga mamnuuco Muqdisho Mootadada Bajaajta, waxansa orankaraa waa hadal aan loo meel dayin, wasiir maareeyey inkastoo shaqadiisu ahayn taa hadana muusan eegin dadka kunool ee ilmaha kakorsada iyo fududeenta isaga kala gooshitaanka magaaladan. 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post