Naagaha tuugada maxay nimankooda la jecel yihiin

naagaha sawirka
Xaliimada ninkeeda musharaxa ah waxay rabtaa ayuutada inay si dhaqsi ku qaadato si ay ugu taageerto lacagtaas ninkeeda oo noqon raba nadaxweyne waayo wuxuu rabaa lacag inuu helo, hadafka uu qofka soomaaliga u rabo inuu meel madax ka noqdo waa lacag, dadka soomaalida haddii ay ahaan lahaayeen dad raba inay dhisaan dalkooda mar hore ayuu dalka toosi lahaa, aniga waxaan la yaabanahay amin arts qaabka uu u fahansan yahay bulshada soomaaliyeed isagoo ku nool wadan aad u u fog kaas oo ah Canada, dameerada soo labistay suudka oo raba inay dalka madax ka noqdaan waxba ma oga waa tuugo oo u tartamaya xaaraan inay cunaan, waxay gamabanayaan waxcyaalo been ah, arag amin arts sawirka uu sameeyay waxaa la dhihi karaa si fiican ayuu u tilmaamay bulshada tuugada ah.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post