Netanyahu oo lagu qarxin gaaray magaalada Nairobi

nairobi israel
Raisulwasaaraha Israel oo ka badbaaday weerar qarax lala maaganaa, waxay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya in sirdoonka kenya u sheegeen ciidanka khaaska ilaalinayay Natinyahu in ay la leexdaan wadada ay rabeen inay ku aadaan hotelka ay dagaanyeen, marka hore way yaseen wayna diidi rabeen, laakin marka ay soo gudbeen ayaa loo sheegay wadadaas haddii ay mari lahaayeen inay kala kulmi lahaayeen qarax weyn oo keeni karay inuu dilo Natinyahu laftiisa, lakin israel warakaas way beeniyeen.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post