Presidency is easier work in Somalia By amin arts

Presidency is easier work in Somalia
Presidency is easier work in Somalia
Shakada ugu fudud soomaaliya ma taqaanaa, amin arts ayaa jawaab ka bixiyay, dabcan amin arts jawaabaha si fiican ayuu u bixin yaqaanaa, dadka soomaali oo dhan waxay rabaan inay hal mar madaxweyne noqdaan, waayo waxay aaminsan yihiin madaxweynaha inuu helayo sadaqada ay soo dhiibaan dalalka caalamka, maba aaminsan inay tahay madaxweynenimada dhisme dal iyo halgan iyo hagaajin, jaahil weeye soomaalida dameeraha ayaa ka fiican
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post