Sheekha sheegay inuu malaa'igta salaamay gaar ahaan Jibriil

Sheekha sheegay inuu malaa'igta salaamay gaar ahaan Jibriil
Imaamka maskidka weyn ee magaalada khamiis musheed ee dalka sacuudiga sh. axmed alxawaashi wuxuu kiciyay dood weyn markii uu sheegay habeenka 29 ramadan inuu ahaa laylatul qadarka wuxuu kaloo sheegay inuu salaamay malagga waxyiga jibriil ilaahay nabadgelyo korkiisa ha yeelee, taas oo keentay in dad badan ay raddiyaan oo ay ku tilmaamaan waxyaalahaas ma aha inuu ku hadlo qof aan nabi ahayn, waxaan shaki ku jirin inay habeenkaas soo degato malaa'igta laakin qof si toos u arki kara ma jiro taas waxay u gaar tahay anbiyada.



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post