Gabar sudaan weerar lagu dilay iyadoo daacish la safan

Gabar sudaan weerar lagu dilay iyadoo daacish la safan
Gabadhan waxay dhiganaysay jaamacadda khartuum ee dalka suudaan waxay u dhalatay dalkaas waxay ku biirtay daacish marka ay ka sameeyaan dowladda, waxaa lagu dilay meelaha ay daacish haystaan, marka lagu duqeeyay kaddib dayuurado, magaceeda waxaa la dhahaa rawaan zain al-caabidiin iyada iyo ninkeeda waxay ku biireen daacish samarkii la soo dhaafay, waxaa la socday arday badan oo dhigata jaamacadda khartuum kulliyadda caafimaadka, iyduna caafimaad ayay dhigan jirtay, marka la soo sheegay geerideed familkeeda tacsi ayay ugu sameeyeen magaalada khartuum.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post