Marka aad aragto sawirada qaarkooda way ku soo jiidanayaan bal ila eegba geedka qaabka uu yahay, wuxuu u egyahay gabar soomaaliyeed oo gashaanti ah, sawirka waxaad u arkaysaa inuu yahay mid qaab soo jiidasho leh laptop ayaa laga yaabaa inaad ku camirato saxb ku faafi asxaabtaada facebook sawirkan si ay share u sii dhahaan