Atatürk iyo Erdogan sawiro tilmaamaya nidaamka Turkey


Aug 7, 2016

ADVERTISEMENT
Atatürk iyo Erdogan sawiro tilmaamaya nidaamka Turkey
Labo waqti ayuu tilmaamayaa sawirkan waqtiga ninka turkiga islaamnimada ka soo baddlay oo u rogay gaalnimada iyo ninka turki raba inuu ka soo rogo gaalnimada oo raba inuu islaamka u rogo.
sawirka hore waa Atatürk oo dugsi soo booqday waad u jeedaa gabdhaha turkiga inaysan xijaabnayn, midka labaadna waa erdogan oo soo booqday isagana dugsi waad u jeedaa inuu xijaabka islaamka ka muuqdo.
ad

Rate