Dhuxusha qaabka loogu nadiifiyo ilkaha

Dhuxusha qaabla loogu nadiifiyo ilkaha
dad badan oo ka mid ah dhakhtarada caalamka ayaa sheegay inay tahay dhuxusha waxyaalo lagu nadiifin karo ilkaha midda ugu fiican, waxay sheegeen inay si fiican u cadayn karto ilkaha, waxay tirtiraysaa madowga ilkaha ka imaan kara shaaha ama qaxwada, sidoo kale ma aha wax dhib u keeni kara ilkaha, waxaa la samaynayaa sida soo socota inta la shiido ama la burburiyo dhuxusha markaas ayaa lagu darayaa malab kaddib waxaa la keenayaa buraashka ama cadayga markaas ayaa lagu nadiifinayaa ilkaha.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post