Sawirka KLM oo la ogaaday inuusan PhotoShop ahayn

Sawiro badan ayaa lagu faafiyaa facebook oo been ah la sameeyay, waxaa laga dhigaa wax sax ah, taas lama soo koobi karo dadka facebook gala aad bay u yaqaanaan, xitaa dadka maanka yar aad bay u rumaystaan, waxaa ka mid ah sawiradaas sawiro qayb shinbir ka ah qaybna kalluun ka ah ama mas shan madax leh aad bay ugu badan yihiin, laakin sawirkan oo facebook lagu faafiyay ayaa la ogaaday inuu yahay sawir sax ah diyaarad raacsan sharikadda KLM oolaga leeyahay dalka Netherlands oo soo degan rabtay waxay aad ugu dhowaatay dad ku qubaysanayay xeeb waa sawir la faafiyay isagoo la moodayay inuu photoshop yahay. 
Sawirka KLM oo la ogaaday inuusan PhotoShop ahayn
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post