HomeLa yaabka aduunka Xayawaan aadan waligaaga arkin bird or animal byXD -10:05:00 AM 0 Xayawaankan ilaa hadda waa lala yaaban yahay wuxuu yahay, waxaa lagu arkay qaaradda asia, wuxuu u eg yahay shimbir sida hudhudka oo kale laakin wuxuu shimbiraha kaga duwan yahay labo arimood kuwaas oo ah lugaha iyo geesaha shimbiraha waxay leeyihiin labo lugood keliya sidoo kale geeso ma qabaan. Tags: La yaabka aduunka Facebook Twitter