Nin Kentucky cunto ka dalbay oo jiir duban loo keenay

Makhaayad ka mid ah makhaayadaha Kentucky oo lagu arkay doolli sida digaaga oo kale loo sameeyay waxay ka dhacday sheekada dalka ruushka gaar ahaan magaalada moskow ninkaas oo cunto dalbaday markaas ayaa wuxuu ka dhex helay cuntada jiir solan oo meesha ku jira ninkii wuxuu go'aan ku gaaray inuu dacwad ku furo makhaayadda Kentucky

Nin Kentucky cunto ka dalbay oo jiir duban loo keenay

Nin Kentucky cunto ka dalbay oo jiir duban loo keenay
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post