Qaadka oo laga joojiyay dalka Aoomaaliya



Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay dhammaan duulimaadyadii Khat-ka ama Jaadka ee ka iman jiray Kenya laga bilaabo berri oo Talaado ah.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa xaqiijiyay, laakiin ma aanu bixin faahfaahin iyo sababta dowladdu u qaadatay go'aankan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post