Amin arts wuxuu soo sawiray sawir tusinaya shabaab inay yihiin dad aad u naxariis daran xitaa hilib markay u tuuraan bisadaha ma aaminayaan bisadaha waxay moodayaan bom inuu yahay hilibkaas, taas waxay tilmaamaysaa amin arts inuu ka wado shabaab in loogu talagalay burburka dalka.
gabar kuu sharxayso waxtarka caanaha daawo