Wadadda ugu fudud oo madax-xanuunka loo reebi karo

Waadda ugu fudud oo madax-xanuunka loo reebi karo
Madax xanuunka dad badan ayuu ku dhacaa dadka qaarkooda aad buu ugu dhacaa dadna waa ku yar yahay, maanta waxaan kuu soo gudbinaynaa daawo fudud oo aad isaga ilaalin karto madax-xanuunka, haddii uu madaxa ka xanuunaya gadaal waxaad u baahan tahay nasasho waa inaad nasataa waxa aad ka fikirayso joojisaa, haddii uu yahay madaxa xanuunka meesha kore waxaad u baahan tahay biyo iyo cunto jirkaaga cunto ayaa ka maqan, haddii uu yahay meesha hore indhaha korkooda waxaad u baahan tahay hurdo,  waxaan rajaynaynaa arintaan inaad share garaysid si dad badan ay uga faa'idaystaan.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post