War degdeg Doladda Somali qaadka way fasaxday

DEG DEG: Xayiraaddii ay dowladda Soomaaliya saartay qaadka Kenya isbuuc ka hor ayaa maanta la qaaday. Duulimaadyada qaadka waxaa lagu wadaa inay dib u billowdaan berito oo Arbaca ah, sida ay sheegtay wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya, Aamina Maxamed.
War degdeg Doladda Somali qaadka way fasaxday

War degdeg Doladda Somali qaadka way fasaxday

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post