Jahliga waa wax yaab badan bulshada soomaaliyeed waxaa ku soo batay arrin lala yaabo, taas oo ah dadka inay bilaabeen hooyooyinka inay u sujuudaan.
War baarinimo laguma gaaro in hooyo aad u sujuudo hooyadaada wixii ixsaan ah oo Alle ku faray waa inaad u qabataa haddii ay qalad ku jirto waa inaad u sheegtaa qaladka ay ku jirto.
Ma aha baarinimada in hooyadaada aad ku raacdo wax walbo xataa hadday dhilo nooqto ama ay xumaan ku jirto.
Waxaa faafay muuqaalo badan oo ah nin iyo naag aroos ah oo u sujiidaya labada hooyo.
Waxaa kaloo la yaab ah bulshada soomaaliyeed hooyo kaliya maxay u sheegaan sida gaalada oo kale, waayo familka wuxuu ka kooban yahay hooyo iyo aabe aaway aabaha lama sheego.
Wadamada gaalada waxaa ku badan ilmaha wcelada hooyada in la uureeyo guur la'aan ayaa ninka ay ka qaadanaysaa cunuga ay dhasho iyadaa korinayso markaas doorla aabaha meesha wuuba ka baxay annaga maxaa naga dhigay sidaas oo kale.

Marka caqli hala yeesho ee ha layska ilaaliyo waxyaalaha noocaas oo kale ah.