Walaashay waxay igu riyootay anigoo sanbuus ibinaya

Riyada:

Walaashay waxay igu riyootay anigoo sanbuus ibinaya.

Walaashay waxay igu riyootay anigoo sanbuus ibinaya

Fasirka:

Riyada waa riyo tilmaamaysa barwaaqo isbadal lasoo gudboonaanaya noloshaada marka waa khayr riyada ay aragtay walaashaada, maxaayeelay cuntada iyo ganacsiga waa wax fiican marka lagu riyoodo.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post