Riyada ciidan i daba socda oo aan ka baqayo

Riyada:


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 

 Shaikh Alaah subxaanahu watacaalaa haku barakeeyo 

Riyadaan ii soo fasir 

Ciidan Ayaa idaba socda meel ayaan kagali anoo ka yara cabsanaayo oo Is leh amay ku xeraan kadib meeshii aan kagali darbigeeda iga soo fiir fiirinayeen

Riyada ciidan i daba socda oo aan ka baqayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah adiga kugu mashquulsan oo dhibkaaga raadinaya oo ku cabsi galinaya, waxaadna kaga badbaadi kartaa inaad iska ilaaliso dadka xunxun.


The dream describes people who are hostile to you and who are obsessed with you and who are looking for your trouble and scaring you, and you can be saved by protecting yourself from the bad people.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post