Riyada nin waalan oo biyo igu soo daadinaya

Riyada:

Asxc wllky waxaad ii fasirtaa riyada anigoo wado socda ayaa 

 Waxaa  ku soo baxay nin waalan oon umalaynayo in uu waalan yahay oo ayy wato meel biyaha ahna kortaagan dadna agtaagan yihiin ayaa biyo igu soo saydhay lkinse biyhii jidhkayga ama dharkayga mayna taaban wax aan gacanta ku hayay ayaan ku dhuftay waxaan sii raaciyay Hana nijaasaynin

Waaana kaga oo hisiiyay 

Riyadaas ii fasir khar hel ee

Riyada nin waalan oo biyo igu soo daadinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof aan deganayn oo u dhaqma qaab xun, waxaa laga yaabaa inuu yahay qofkaas nin adiga kuu dhow ama aad saaxiib tihiin, wuxuu kugu sameynayaa waxyaalo aadan u adkaysankarin hadal xun ama wax kale ku dhibayo.


The dream describes someone who is unsettled and behaves in a bad way, it may be that person who is a man close to you or you are friends with, he is doing things to you that you can't bear bad words or something else that bothers you.


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post