Riyada qof ila soo hadlaya aamus igu leh

Riyada:

Acs sheekh waxan kuriyodiy qof ilasohadlaya  oidhahaya adigu  amuus  aniga idhagiso  qofkana wn isdagalsanahy   ciid wangsan

Riyada qof ila soo hadlaya aamus igu leh


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inaad heshiin doontaa oo aad wada hadli doontaan, wuxuuna rabaa inaad adiga ka dhagaysato hadalkiisa 


The dream indicates that you will agree and talk to that person, and he wants you to listen to his speech from you


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post