Riyada gabar walaalkay qabo oo aan la jiifo

 Riyada:

Walaal waxaad ii fasirtaa oo aan ku riyooday  gabadh aan aqaano oo walaalkay uu qabo  oo aanu hada isku magaalo jogono  ayaan arkay iyadoo ihoos jiifta oo gudub ujiifta  anigane aan ka koreeyo bale aan dheraar ugu jiifo iyada dharkane waan xidhan nahay labayaduba  kagane jiifo dhinaca oo naasaheeda ayaan taab Tay oo hadane waxaan laacay meelkale inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir

Riyada gabar walaalkay qabo oo aan la jiifo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isu dhowaansho iyo kalsooni idin dhexmari doonto, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad ka ogaato arrin hoose iyada ku saabsan.

The dream indicates the closeness and trust between you, and you may also know something subtle about it.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post