Sida aan la socono raga waa kula duwanyihiin qiyaasta oo la egyahay malabyarowgooda raga qaar ayaa leh malabyarow aad u dheer kuwa kalena xooga mid yar dhirir ahaan iyo balac ahaanba.
Haddaba waxaa isweydiin mudan arintaan maxey door ah oo ay ku leedahay habsami u socodka galmada, sida ay sheegeen culumada ku taqasusay psychology arintaan wax door ah kuma laha xilliga galmadan sida ay qabaan dad fara badan oo badanaa isku mashquuliya arintaas.
10%ragga ayuu ka yaryahay qiyaasta aan soo sheegnay lakiin waxa la xaqiijiyay in qiyaasta ugu fiican ay tahay 12centmitre .
Sida lagu sheegay cilmi baaristan waxa la ogaaday in naagta aysan wax dareenah galineynin dhirirka geedka kaliya waxa loo baahanyahay xooga inuu gali karo irida hore ee mahbalka naagta sababtuna waxa weeye raaxada waxa ay ku jirtaa inta hore ee malabyaraha ninka.
Culimada qaar ayaa qaba iney fiicantahay yaraanta bahalka sababtuna waxa weeye wuxuu badinayaa macaanta galmada markasta oo kasoo baxo mahbalka ama malabyarah naagta waxa a y dareemeysaa dareen saa,id ah inta ay socoto galmada, laakiin haduu isaga jiro dareenku ma sii badanayo.
Haddaba ugu danbeyntii hadii malabyaraha ninka uu gaari karo fooda hore ee habalka haweeneyda waa fiicanyahay kaliyab waxa laga rabo waa inuu meeshaas gaari karo ileen dareenku waxa uu ku jiraa fooda hore ee malabyaraha ninka.

Comments: 8
anigu bahalkeygu ( guskeygu ) dhererkiisun waa 18 cm . mala dhihi karaa waa weyn yahay oo waa above average mise waa average oo saas uma weyno ??? fadlan jawaab ayan idinka sugayaa.
18 snt qofka haysta waa mid weynaan caadi ah lagu tirin karo weeye ee ma aha mid xad-dhaaf ah
su'aal
gus dhererkiisu yahay 12cm oo buuran
naag caato ah oo gaaban ma ku haboon yahay?
sxb waxan qaba suaal gus markuu kacsan yahay ayaa dharerkiisa la cabira mise marka aanu kacsanayan ayaa lagu qiyaasa 12 normalka
marka uu kacsanyahay ayaa muhim ah
sxb arinraan cabirka ah ma waxaa lagu cabiraa cabirka dharka ee xarigaa mase kan dhismaha iskumidse mayihiin labada cabir kan dharka iyo kan dhismaha mahadsanidiin
cabirka dharka ama dhismaha ama mastarada waa isku mid dhanka sentimitirka eeg kaliya dhanka kale waa inch
asc waxan dhihi lahaa ragga qaar ayaa mooda haddii bahalkooda yaryahay inuusan qancin karin gacaladiisa lkn haddii gabadhaada ku guursatay bikro waxay laqabsanaysaa kaaga haddaad waqti dheer kuwaddo raaxada,
aniga kayga wali ma cabbirin balse wuu dheeryahay ballacna leeyahay xaaskaygana waxaan is qabnaa 10 sano inkabadan haddana markan raxaysanayno way qaylisaa xanuun,
Su'aalaha halkan ku soo qor