Waxaa jira 150-hab oo galmada oo la sameeyo , mana lagu soo koobi karo sharaxaad waxase ka qaadaneynaa dhowr hab oo galmada cusub ah oo raaxo laga helayo.
Hadaadan aheyn Xaas ama Xaasle muhiim ma ah in aad aqriso qoraalkaan waayo waxaa sura gal ah in dareen aad ka qaado ama xiligaan diyaar adaan u aheyn barashada .
Hadaba hababkaan oo loo galmooda raaxo ayaa lagu helaa.
In Ninka naagta ka sara maro
In Naagta Sareyso
In Ninka naagta dhanka gadaal ka soo maro in ay is bar-bar jiiftaan.
In Ninka kursi ku fariisto naagtana ku fariisato xubinta ninka
in naagta miis dheer ku kadaloobsato ninka gadaal ka soo geliyo
In naagta ay istaagto markaa ay foorarsato iyadoo suulasha qabsanaysa taas waxaa ku fiican naagaha dhaadheer, waayo haddii naagta ay gaaban tahay ninka waxaa ka daalaya lugaha wuxuu ka qaadaa galmada noocan ah lugo xanuun,
foorarsiga wax ka mac ma jiro bas naagaha maku raaxaystaan way diidaan
ReplyDeletelaula miyaa yartaasi
Deletemadiidaane wa ay daalayaan gaar ahaan kuwa buurbuuran ayaa aad u dhibsada una neceb taas ,,,, galmada mida ugu fiican oo casriga ah waa mida ay xaasku jilbaha iyo gamcaha dhulka dhigato sida cunug gurguuranaayo oo kale ( dog style ) ninkeeda gadaal kala soo fadhiisto guska gadaal kasoo galiyo
ReplyDeletehabab cusub ayaan sugayay kuwan ma cusba sooamahn
ReplyDeleteqaabka foorarsiga ninka dhib kuma ah, dhamaan waa wada geli karaa haddii naagta aysan dabo weynayn dhabarkana ay hoos u dhigto
ReplyDeletecunno kacsileh ii sheega
ReplyDeleteCuno kaste borotiin fiican leh kacsi ayay leedahay
ReplyDelete1- caanaha
2- kalluunka iyo cuntada badda oo dhan
3-ukunta
4- mooska
intaan ayaa ugu badan
qaabka waan u bogay hadey naagtu foorarsato oo ninka daba istaago si guska gadaal uga soo galiyo aad ayuu ninku umacaansadaa xabadiisa qaalida ah
ReplyDeletewaxan idiin weydiiyay hadii ninkaga malabyariihiisa uu dabada ka galiyo ma danbibaa
ReplyDeleteDabada naagaha qaar ayaa macaan saaid ka helo laakiin ma banaana
DeleteAbdalla
dabada lama ogola waa denbi
ReplyDeleteASC labada bari dhaaxdo da hadi aan ku raaxeysto ma denbi ba?????????????
ReplyDeletelabada bari dhexdooda waa lagu raaxaysan karaa laakin boqa lama gelin karo,
ReplyDeleteasc.waxaa moodaa inay aad badatay su aasha dabada waana wax ku cusub dhaqanka somalida runtii waxaan dhihi lahaa dhalinyaradaa aad halooga qanciyo galmada dabada xumaanta aay leedahay aduun iyo aaqiroba.waad ku mahadsantihiin
ReplyDeleteWalal kacsi aya i dilay firconina wa ahay wa la iga gooyay ilmo aya dhalay waana kacsada waliba said ninkeygana wa iga fogyahay telka xita igama qanciyo side yeela
DeleteNin kaaga isla qorsheeya inaa isku meel ku noolaataan hadii kale iska fur oo nin isku meel joogtan guurso
DeleteASC ereyga BOQA ii sharaaxa afsomaligi aya batay adda iyo aad ayad u mahadsantihin walaalayal
ReplyDeleteboqa waxaan ula jeedaa duleelka futada, qofka xaaskiisa bahalkiisa ka geliyo daloolka futada waxaa la oran karaa galmada dabada ayuu sameeyey, laakin ruuxa labada beri dhexdooda bahalkiisa geliyo siiba naagaha buuran oo aan gaarsiinin daloolka dhib ma laha way bannaantahay qof diiday oo culimada ka mid ah ma jiro, laakin waxaa la rabaa inuu ka taxdaro uu iska jiro
ReplyDeleteWaxan su,aala waydiinayaa markii aan raaxeysanayo waxa iga imaado kaadi oo markii aan raaxeysanayo ama ninkeyga igu raaxeysanayo waa maxay ma cudurba mise waa wax iska caadi ah
ReplyDeleteWalaal naagta marka ay raaxaysanayso kaadi kama timaado, ee waxaa jira naago oo biya sida kaadida oo kale ka yimaada aad bay u yaryihiin, kacsigooda ayaa xoog badan, dareenka G-spot ayaa aad daran xagooda ahaan, naagahaas aad bay u yaryihiin biyaha ka soo burqado way kala yihiin kuwoo waxaa jiraa aad u badan biyahooda iyo kuwo biyahooda yar, biyahaas ur ma laha duleelka kaadida ayay soo maraan laakin kama soo baxaan kaadi mareenka
ReplyDeleteAsc. Wa maxay biyaha mesha loga galmoda nagaha ka yimada marki lo golmon rabo
ReplyDeleteBiyahaas waxaa la dhahaa madyi ama kuulato waa biyo sida caddaan ukunta oo kale ah waxaa loogu talagalay inay fududeeyaan galmada waxay soo baxaan marka gabadha ay kacsato, si aysan xanuun u dareemin ayay u yimaadaan
ReplyDeleteNaagaha maku kala dheer yihin xaga gudaha mesha loga galmoodo maadama ey nimanka kukala duwan yihin dhirirka taran koda. Jwb
ReplyDeleteNAGAHA WAY KU KALA DUWANYIHIIN DHANKA FARJIGA QAAR WAA JIRA GUDAHA U DHEER QAAR GAABAN QAAR BALLAARAN, NAAGAHA GAABAN OO BUURAN AYAA GUDAHA KA DHEER KUWA DHAADHEER WAY GUDO DHOWYIHIIN
ReplyDeleteKuwe kuwanag san xaga galmada kuwa gudaha ugaaban ama kuwa gudaha u dheer.
ReplyDeletemidba nin baa qancin kara meedda gudaha u dheer waxay u baahantahay nin bahal dheer leh, midda gudaha u gaaban waxay ka heshaa mid bahal gaaban leh
ReplyDeleteRaaxada dumarka gudaha may ka dareman mise farjiga afkisa in lagu xoqo mise ila gudaha laga wada galiyo o mesha ugu danbeso u ka garo ma raxesanayan miyan.
ReplyDeletewaxaad ka akhrisan kartaa pagekan
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/waa-mahay-kintir-muxuusee-qabtaa
galmada nuuce umacan
DeleteAsc walal waxaad ii sheegtaa inta ugu wanaagsan ee nin ku u gal moon karo xaaskiisa 24 hrs ama asbuuciiba marka laga hadlayo caafimaka ninka ?o xaaskiisa 24 hrs ama asbuuciiba marka laga hadlayo caafimaka ninka ?
ReplyDeleteqaabkee ugu mcn raxada
DeleteNinka raxadisa inte ku jirta madama naakti laga hadlay inta mel ay karaxo qadato?
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteIbta waxaa la dhahaa naaska afkiisa ama daloolka bahalka ninka oo manida manida iyo kaadida ay ka soo baxaan
ReplyDeletemarka ey gabadha biyada baxey biyaheeda sida raga camal ey bananka u imanayan mase gudaha ayey ku eg yihiin, mase jiran dumar sida raga camal biyaha soo tuuro , ama nin ha utago ama ayada ha iska kentee. jawaab
ReplyDeleteNaagaha sida ay u badan yihiin biyahooda bannaanka uma soo burqadaan sida ninka oo kale, laakin qaar baa jira si daran u soo firdhiya laakin waa yaryihiin
ReplyDeletehadi an sameyo cado siriya ama aan sameyo waxyalo galmo o kale ah kaligay wayo wan kacsi badanay ma dinbibaa halyga jahil saro wad mahdsantiin
ReplyDeletelama ogola seego haddii aadan awoodin guurka soon
ReplyDeletewaxan rabaa in laiga jaahil bixiyo hadii aan xaaskeyga aan u leefo siilka taas madanbi baa ama aan ay ii dhuuqdo ?
ReplyDeleteasc bahda raxada guurka waxaan rabaa in laiga jaahil bixiyo ama laiisharaxo hadii xaaskada u lefto ama ay ku dhuuqdo madanbibaa ?
ReplyDeletewalaal waan ka soo hadalnay arrimahaas halkaan ka akhriso
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/04/leefida-farjiga.html
xaaskayga gadaal maka dhabi karaa ma iga furmaysaa haddii aan ka dhabo
ReplyDeleteMaya lama ogola waa dembi haddii aad samayso kaama furmayso laakin waxaa lagaa rabaa inaad ka towbad keento
ReplyDeletesual walalo hadii uu ninku oo naan karanen habka galmada oo horee uu biyo baxayo maxad samen karta plzzz
ReplyDeletewaxaa fiican inaad istiinka badisaan ninka haddii horay uu u biyabbaxayo
ReplyDeleteasc walaal waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso waxaan ahay gabar aan guursan waxaan isku arkaa biyo fara badan oo iga socda xili kasta kabilaawato markaan ka qubeesto dhiiga ilaa markaan helo dhiiga waligeeyna saas ayaan ahay waa biyo cad sida ukunta oo kale ah wax dhib ah maleeyahay biyahaas adiga oo raali ah
ReplyDeleteasc walaal waxaan ahay gabar aan guursan waxaan markasta isku arkaa biyo aad u badan kabilaawato maalinti aan qaan gaaray ilaa maanta walin maguursan waxane u egyihiin sida ukunta oo kale walaal xili kastana wee iga socdaan walaall adiga oo raali ah biyahaas wax dhib ah maleeyihiin dumarkana ma isku arkaan sidaan oo kale mawax caadiyaa mise waa wax u baahan daawo
ReplyDeleteWaa caadi dareen badnida ayaa keenaysa uun.
Deletebiyaha aad sheegtay sida ukunta dhareerkeeda oo kale ah waa caadi waxay ku badan yihiin naagaha kacsiga badan, wax jirro ah ma aha
ReplyDeleteasc naagtayda afka maan ka jaqi karaa
ReplyDeleteasc qaabkee leesku cateenkaa
ReplyDeleteasc walaal waxan rabay in la ii sheego waqtiga normalka ah ee ninka ay xubintisu ku biyo keento waxan ka wadaa marka laga bilaabo marki oo geliyo farjiga nagtisa? mase jirtaa cunooyin daawooyin ama jimicsiyo kordhiya waqtigaas?
ReplyDeletetaas waxay ku kala duwan tahay dareenka iyo muddada kugu dambaysay galmada inta badan 4 daqiiqo oo kale
ReplyDeletewalaal waxaad iga jaahil tirtaan marka ninka kacsado biyaha cad ee aan minida ahayn ee ka yimaada guska ma ninjaas mise maahan tnx
ReplyDeletebiyaha cad ee ninka ka yimaada oo aan manida ahayn waa nijaaso laakin qubays ma waajibiyaan
ReplyDeletewaxad iga jaahil saartan ninkayga wuu iga fogyahay dareenkayguna wuu badanyahay markan codkiisa maqlo isaga oo cad igu shekaynaya dareenkayga ayaa kacaya . waxanan jeclahay inu telefoonka iga raaxeeyo si ay biyuhu uu dareenku iiga jabo . diintu maxay ka odhanaysaa arintaa ...
ReplyDeletewalaal waan ka hadalnay taleefanka raaxada lagu sameeyo xukunkeeda halkaan ka kahriso
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html
Fadlan halayga jahil bixiyo su'aashan hadii aan xaaskeyga intan u raaxeynayo gashado afkeyga Ibta nasaha o ay ka so baxan Cano muxu yahay xununkisa.
ReplyDeletemiyay iga furmeysa mise xukun ayu leyahay mise wa cadi
haddii xaaskaaga aad ka dhuuqdo naaska oo ay caano kaaga soo baxaan oo aad liqdo kaama furmayso
ReplyDeleteSidee ban ku garan kara inan xaskeyga u dhameystiray wajibka sarirta hadi an wada raxeysanay 40 daqiiqo kadibna an bilownay howsha miyan dhameyey wajibka kadibna an cod xabebleh sheko ugu qabtay markana way huruday intana anigu hurdin miyan wajibkeyga gutay mise waxbaan ka tagay
ReplyDeleteqof mar walbo gabar arko xataa ason ula danlahen kacsi iska kacsado ma xanunbaa?? markuu damaayo geedkana afkisa waxa kaso baxo biyo yar o cad ?bal iisharxa lamada su'aal
ReplyDeletedoobnimada ayaa kaa badatay biyaha kaa soo baxaya marka aad kacsato waxaa la dhahaa kuulato afka carabigana waxaa lagu dhahaa مذى marka biyahaas qubays ma waajibiyaan
ReplyDeletecaawo hadaan galmo sameeyo biyo aad u badan ayaa iga yimaada istiinkana aad ayaan ugu dheeraadaa habeenka kale xaaskeyga labaad markay ii baahan tahay niyada maba u haayo yacni habeen labaad ma geli kari habeen sadexaad waaa gali karaa, taasi maxaa u sabab ah,
ReplyDeleteXaqma aha waa Ina'a qanceso labadaba
Deletewalaal waxaa dhici karta in xaaska labaad aadan niyad u haynin ama inaysan si fiican kuu soo jiidanin, waayo qof kasta oo normal ah galma waa samyn karaa hal mar maalin kasta
ReplyDeleteFadlan walaalo ma dhici kartaa inaan xaaskeyga biyaheyga ugu shubo qeybo ka mid ah hirkeeda dibada sida naska ama wajiga maxay dinta ka qabta adigo mahadsan
ReplyDeleteMalaga yaabaa inaan siigeysto maalinkii 3 mar lkin hadii aan guursado saameyn miyey igu yeelan doontaa
ReplyDeleteasc walal aniyga dhibka i haysta wuxu yahay biyuhu markay igaso baxayan way idhiban wayna igu ragan heerban gadhay an xaaskayga ku orankari wayo galmo masamayn karno maxa igula talin lahayden dhakhtarna wanla xidhidhay waxba iguma sheegin
ReplyDeletecilladaas waxad u isticmasha sida taladayda ah, Mooos, Lows, cinab,qare badan cun ama cab, xulbad cab cuntadana ku darso waxa ad ka heleysaa in dhabarku iyo dhaman jirka kale oo dhan ay dhecaan badan helan, dhabarkana waa ay u roontahay, biyahana waa ay badinaysaa, sido kale hadi ad daremeysid xanuun marka ay ka so baxayaa ciladdasi waxa ay noqon kartaa biyo yari ku haysa, waxad badsataaa xulbadda hadi aad awooddo waxad samaysaa in aad isticmaasho kaniiniyaal lagu sifeeyo kilyahay, waxa kale on ku shegi lahan taloyin badan o anigu an ku fa'idaystay lkn meshani waa sharac hadi ay macquultahay email iso dir.
Deletemahadsanid
qaab ahaan waalaga fiican yahay in naagta biyaha wejiga loogu shubo, ama naasaha
ReplyDeletewaa laga yaabaa inay kugu yeelato haddii aad badsato
ReplyDeletebiyaha raagitaankooda immisa ayay kaa qaataan ? masee kaa soo baxaan kaddib ama ma soo baxaan ?
ReplyDeletewaxay igu qatan ila 15 minit markan sarnado bay dirqi igagso baxan marna maba igaso baxan dhibka ihaysta marban galmada dhibsada mana jecyl niyad ahan galmada waayo way idhibta xaaskuna raxayrabta joogta si an wax u gu shegana garanmayo tasmaxa kenikara la oran kara igaso jwb plzzzz
ReplyDeletewalaal waxaan kula talin lahaa bahda raaxada guur horta aadbay u mahad san yihiin hawshan qaaliga ah ee ay diin tooda iyo bulshadoodaba uhayaan,waxaan se odhan lahaa waxaad moodaa in ay aad ugubadan yihiin su`aalaha la idin soo waydiinayo qaar xasaai ah sida GABADHA XAGA DANBE MA LOOGA TAGIKARAA,BIYAHAYGA XAASKAYGA AFKA AMA WAJIGA MAKASHUBIKARAA,iyo qaarkaloo badan oo uhaaban in aad mawqifka adag ee ay diinteenu ka taagan tahay la sheego oo aan waxba loo qarin dadka macnaha hadal shubahaad keenaya aan lagu odhan daliilo quraan iyo axaadiistii ra suulkeena muxamed(slcws)loo raaciyo qofka si aanu qiil danbe uraadsan..
ReplyDeletewaadmahadsantihiin
subxanallah war illahay halaga xiishodo biyo wajiga layskaga quba diiniyan iyo dhaqantona mahe galada yanlagu dayan illahay xaqa hayna wafujiyo insha allh
ReplyDeletewaxa dhib ah ma qabtid 15 minit waa ok bas kaliya badso caanaha iyo basasha iyo kalluunka
ReplyDeletejazakala khyr walal
ReplyDeleteakhlaaqda ha la ilaaliyo
ReplyDeletexubinta taranka ma la dhunkan karaa ama la jaqi karaa.
ReplyDeletewaa la isku khilaafay waxaa fiican inaad ka dheeraato
ReplyDeleteWalaal, mar markaan kadhaco xaaskeega dib uguma noqon karo habeenkaas iyadana waxay rabtaa mar marka qaarkood in dib loo bilaabo hawsha! Xalka maxuu yahy?
ReplyDeletewalaal xaaskaaga waxaa fiican inaad ku dadaashid sidii aad ku qancin lahayd marka haddii aad ka horbaxaysid biyaha isku day inaad istiinka u badiso haddii aad ku laabanayso mar labaad weysayso caanocab kaddib istiin ku bilow ma ficna adigoo xaaskaaga qancinin inaad ka seexato
ReplyDeletewalaal raga qadka cuno ma ayaga qancin karo dumarkoda
ReplyDeleteKkkkkkkk yaa sheegay taas qaali
Deleteqaadka dhibaatooyin farabadan ayuu leeyahay marka waxaa ka mid ah inuu daciifiyo biyaha ninka oo ay iska daataan mararka qaarkoodo, marka inta badan naag ma qancin karo, guud ahaan nin balwad leh naag sida uu ku qanciyo way adagtahay
ReplyDeleteani bahalkaygu waa dheeryahay misana buuran yhay xaga balaca misana qaloocaa waliba xaga bidix ayuu u qaloocaa maxaan sameeyaa walina maguuesan
ReplyDeleteqalloocan bahalka noocaa ah wax dhib ma keeno
ReplyDeleteA/c/w waa mahadsantihiin akhyaarta sharafta leh ee ka jawaabayo su'aalaha ay soo waydiiyaan dadka soomaliyeed. fadlan waxan raba inaad iga jawaabto su'aal aad muhiim igu ah waxn ahay wiil aan wali guursanin oo da'diisu tahay 22 sao jir ah marka dhibta i haysata waxay tahay waa siigaysan jiray lakin wa joojiyey hada ma siigaysto marka biya bax deg deeg ah aan qaba hadii aan is dhaho naag u galmo tag marka waxan ku biya bixi karaa 1 minute gudaheed ee maxan sameen karaa oo sidii caadiga aheed igu soo celin kara waxan ka wada natural ahaan europena waa ku noolahay waxanan rabaa inaan guursado wakhti dhow inshllh marka maxan u baahanahy inaan sameeyo si ay igu suurta gasho galmo caadi ah aan u helo waa mahdsantihiin S.c
ReplyDeletewalaal seegada markii aad gooyso oo xaas aad guursato sidaadi hore yaad ku soo noqonaysaa marka haka walwalin
ReplyDeleteSxb waxaan siigeysanaayaa Mudo Sideed 8 sano ah labadii sano ugu danbeysay calaa maalin ayaan waxaan siigeystaa labo jeer ilaa haddana waan siigeystaa walaal waxaan cabsi kaqabaa inuu guska igu jilco oo aan gabar micro jabin waayo su,aashayda waxay tahay nin siigo badan gabar mabikro jabin karaa
ReplyDeleteseegada waxay leedahay jirro nafsiyeed iyo dhibaatooyin farabadan haddii aad seegaysan jirtay naag waad bikrajabin kartaa laakin aad uma dareemaysid raaxo macaan waayo gacanta ayaad u baratay iska joogi seegada
ReplyDeleteasc. walaal suaal yar baan qabaa inaad jawaab u helo, marka aan xaaskayga la raaxaysanayo farjigeeda wuu qoyaa marka hore,, mudo ka dib markii aan raaxada wadno oo dhawr hab isticmaalo, waxaan dareemaa inuu farjigeeda qalalo,, taasoo keenta dhawr jeer inaan malabyarowgayga candhuuf ku qooyo,,markaa maxaa dhaliya qalaylkaas ma wax dhibaato baa jira oo soo kordhay bal iga soo jaahil bixi????
ReplyDeletemarka ay gabadhu kacsato waxaa ka soo dureeraya bahalkeeda dhecaan jiidma oo loogu talagalay inuu galmada fududeeyo marka dheecaabkaas waxaa qallajiya kulaylka labada ruuxa ka imaya marka waa la marin karaa qoyaan kale waxaa jira wax loogu talagalay
ReplyDeleteAslmo caliiykuum dhamaan dhamntiin sual ban aqb waxa waye niinkeyga gusk man ka dhuuqi kar mase xaskiiyga ka carbiin kar siilk aniga oo uu raxiinya ????
ReplyDeletewaa la isku khilaafay waanna ka hadalnay
ReplyDeletewan sigaysan jiray lkin wan iska dhafay waxan isku arkay markan riyodo oo an qof ku riyodo cml ciyow aan biyo baxa anoba galinin cml maxa sabab u ah wax dhibmay ledahay fadaln jawab wafi ah in ad iga sisan isku daya
ReplyDeletesual aya qaba ,horta aniga waxa jira 21 wana laiqaba mudo 3 bilod,,marka ani wax kacsi ladaho madaremi iyo wax u dawba,,sikasto uu ninkeyga igu imado,,marka waxan raba in at ishegto best way an isku kicin laha,plz iga jawab waa muhim(thks)
ReplyDeleteWalaal sida walaal ka hore kuu sheegay samee, waxaa kaloo fiican inaad gacaliyahaaga/ your husband arintaa u sheegtid hadaad ka xishooneysid qoraal ahaan ugu sheeg, waa Arin muhiim ah inaad hada xal u heshid. Qoraalkaaga raaci inaad asaga jeceshahay laakiin aad u maleynesid iney sababta cabsi tahay si,aadan dareenkiisa u dhaawicin, sababta iyo xalkeedana waad heleysaan insha Allah.
Deleteaniga wax galmo ladahayo wali masamenin lkn waxan kuriyoda badana anigo saxibke lajifo,,,,marka ma danbi baa mase waa ,maxane igu wajib in anssameyo
ReplyDeleteaniga raxo said waxan darema marar badan marka an ani sareyo,marka uu ninkeyga uu carab kisa uu ku tabto silkeyga,marka an lugaheyga saro gabadisa garbod,,marka uu kufadisto kurusi an aniga kor maro,,,sidas aya ugu raxo badan,,una ninkeyga ubogaaaaa,thks
ReplyDeletehaddii aad ku riyooto adigoo galmo samaynaya wax dembi ah ma lihid waayo, xaqiiqo ma aha adigana shaqo kuma lihid waadna jiiftaa, diinta waxay kula xisaabatmaysaa wixii aad adiga soojeed ku samaynaysid
ReplyDeletewalaal kacsi la'aanta dhowr waxyaabo ayay ka dhashaan sida:
ReplyDelete1- gudniinka fircooniga
2- nacaybka ninka
3- xanuun
4- cabsi daran
marka waxaa fiican dhibka inaad baartaan adiga iyo ninkaaga kaddib waxaad xallin kartaan dhibka
ASCWW waa salaamantihiin dhaman bahda RG iyo akhiristayaashaba wl waxn ka mid ahay dhalinyarada akhrisata bogaan aadna wan uga faaiidaysty macluumaad badana waan ka helay wl waxan ahy qof dhalinyaro oo an weli guursan waligeyna ma siigeysanin wl maalmihi ugu horeysay een bilaaby akhriska bogaan gar ahan mawduucyada darenka ku sabsan aadaan u kacsanjiay balse baryahaan danbe wax kacsi ah ikuma arko ee ma dareenkiiyaa iga tagy mise waa la qabsady ?.jawaab an idin ka sugaaya
ReplyDeletewaa la qabsatay markii hore way kugu cusbaayeyn
ReplyDeleteasc laba kasta oo guur kadhaxeeyo waxaa sal u ah galmadooda inay raaxo yeelato jacayl & rabitaan daacada halkaas ayayna ka bilaabataa macaaniddeeda.
ReplyDeletewaxaana lagama maarmaan ah in gabadhaada aad markasta ku dadaasho in intay rabto 2 illaa 3 mar biyo baxdo ama kabadanba.
Wan idin salamay bahda raaxada guurka marka xigta walal su'aal ayaan idin waydiinayaa jawaab iga soo siiya pls ? walal waxan ahay inan dhalin yar ah da'diisuna tahay 26 sano xaas ayaan leeyahay markaan habeenkii xaaskayga u tago ama aan u galmoonayo ee aan geedkayga cambarkeeda galiyo isagoon 1 daqiiqo ku jirin ayay biyuhu iga imaanayaan walal maxaa xal ah maxaadse igula talin lahaydeen jawaab ayaan idinka sugayaa walal pls allaha wayn ayaan idinku dhaarshee jawaab i soo siiya pls ? aad ayaad u mahadsantihiin buugtiinana aad ayaan u akhristaa waanan ka faa'iiday waxyaabo badan alle haydinka abaal mariyo wanaaga aad wadaan walal ? salam calekum
ReplyDeleteWan idin salamay bahda raaxada guurka marka xigta walal su'aal ayaan idin waydiinayaa jawaab iga soo siiya pls ? walal waxan ahay inan dhalin yar ah da'diisuna tahay 26 sano xaas ayaan leeyahay markaan habeenkii xaaskayga u tago ama aan u galmoonayo ee aan geedkayga cambarkeeda galiyo isagoon 1 daqiiqo ku jirin ayay biyuhu iga imaanayaan walal maxaa xal ah maxaadse igula talin lahaydeen jawaab ayaan idinka sugayaa walal pls allaha wayn ayaan idinku dhaarshee jawaab i soo siiya pls ? aad ayaad u mahadsantihiin buugtiinana aad ayaan u akhristaa waanan ka faa'iiday waxyaabo badan alle haydinka abaal mariyo wanaaga aad wadaan walal ? salam calekum
ReplyDeleteTalada walaal Kii hore adiga way ku anfaceysaa baa lagayaabaa laakiin xaaska aad markaa la joogtid majecleysandoonto bargoynta noocaas ah, waxaanse kugula talin lahaa istiinka u badi xaaska in at adan bilaabin galmada isku day in ayadana biya bax diyaar u tahay xiligaas, mida kale qaab ayada ey jeceshahay oodan aad u jecleyn haduu jiro kaa kubilow ayada markaad qaabkaa ugu raaxeysid qaabka aad jeceshahay u badalo. Hadalka macaan farakacayaarka iyo kaftanaka tusinaya in caawa howl jiratana fiid Kii dhagaheeda maqashii aad ayeey kuu caawineysaa arintaasi xaaskaagana iney dareenkeeda diyaaryahay.
DeleteWalahu aclam.
walaal waxa ku hayo waxaa loo yaqaanaa biyobax dhegdeg waxaa kaana dhowr waxyaabood
ReplyDelete1- inuu ninku ku cusub yahay galmada
2- seegada badan
3- ruuxa in biyo badan jirkiisu ku jiraan
marka muddo kaddib waad la qabsan doontaa, maskaxda la dagaalan marka aad galmada ku jirto qaababkana badbaddal marka ay kaa soo dhawaadaanna biyaha ka soo saar bahalka istiin u baddal, kaddib biyo aad u qabow ku soo dhaq bahalkaaga haddana ku soo laabo dhowr jeer markaad samayso waad ka raysan doontaa haddii Alle idmo
Wad mahadsantahay walal ! Lakin intaanan guursan waan siigaysan jiray marka aan guursaday ayaan iska joojiyay markaa walal ciladu ma xaga siigaysigaa mise waa wax kale
ReplyDeletewaa laga yaaba cillada inay kaaga timid seegada
ReplyDeleteok walal wad mahadsantahay lakin wax talo ah mxd i siin lahayd
ReplyDeleteWaxa aan ka cabanayaa waxa aan ahay nin aan awoodiisa kacsigu xoog badneyn haddii aan hal mar galmo sameeyo oo biyuhu iga yimaadaan ma doonayo inaan mar labaad ku noqdo oo aan raaxo sameeyo, waxa dhacday markaa inaan guursaday gabadh hase yeeshee gabadhii si kadis ah iigu sheegtay inaanan qancinin oo raaxo ku fileyn iga helayn taas oo i damaqdey niyad ahaan iguna keentay markasta oo aan galmo samee is idhaa inaan xasuusto hadalkeedii oo aan ka niyad jabo ilaa heer aan gaadhay inaan naco oo u arko qof qalbigayga dhaawacay una kacsanba waayo, halka aan u kacsanayao gabadh kasta oo kale ama haddii aan ka fekero qof kale. Fadlan maxaa xal ila taliya
ReplyDeletewaxaan ahay nin dhalin yar waxaan isku arkaa dhidid badan ooo wejiga ah maxaa keeni kara plz iiga soo jawaaba
ReplyDeleteniyadda ha iska dilin ee nolosha la qabso
ReplyDeleteasc wr wb, waxaan qabaa codsi bahda g/r.
ReplyDeletewalaalayaal mowduuc kasta oo kusaabsan galmo dadku aad ayay u jeclaadaan kana qayb qaataan haddana faa'idadiisa waxa kabadan dambiga ka dhalan kara,
dad badan oon xaasas ahayn o jooga qurbaha markay akhristaan meelahan o kale so kuma dhici karaan dambi.
haddaan usoo noqdo codsigayga maku badali kartaan mowduucyadan galmada, sida: dhibaatooyinka somalida dhexdeeda yaal
iyadoo dhinacyo badan laga fiirin karo,
haddaan somali nahay maxaan kusoo kordhinay dunida islaamka?.
sideen wax kula qaybsannaa dadka nala midabkaa e ama dariska nala ah ama qaaradda aan lawadaagno?
mahadsanidiin.
s/c wad sallaman tihin kuli gina ee wallaal
ReplyDeletemahmoud wax waliba waa niyada niyadanah
dhis oo adiga naf ahan tada muji in aad tahay
qof wax tar fiican leh ama awoodi kara in 3 ilaa
wax kabadan sameyn kara ee wax waliba waa niyad
niyada ha iska dilin mar nah ismuuji qalbiga kasaar
cuqdada gawadhanah war key da hana ku mash qulin
waxaat na aad u cunta kaluuna ka iyo wax wliba oo sea food
ah iyo rashin badan oo nafaqanah leh sida ukunta iyo
qudarta insha allaah gul ayan ku rajena iyo wax tar siyado
leh illaah idin kiisa
Runtii ninka webka ku kacsado waa nin waalan, waayo webkaan looma furun in lagu raaxaysto ee waxaa loo furay mushilada xaasleyda in lagu xalliyo dadka iyagoo aan la ogayn ay soo gudbistaan dantooda, teeda kale ruuxii u adeegsada xumaan dembigiisa isagaa qaadanaya waayo anaga wax aan ka hadalno waa wax cilmiyaysan, midda aad sheegtay oo ah in soomaali xaalkeeda lagu xalliyo halkaan waa midda aan ku jirno ba hadda oo an xallinayno dad islaayay oo dhamaan tuugo wada noqday 21 sano is haysta iyagoo sheeganaya islaannimo middaas maxaa lagu fasiri karaa dad wada mislin ah isku af ah isku mad'hab ah dhamaan wada sunna ah sidey ku dhacday inay 21 sano is cunaan xataa waraabo sidaas isuma cuno marka walaal anigoo ka xun baa waxaan ku leeyahay Soomaali caalamka waa dadka ugu xun oo noqday tusaale xun
ReplyDeleteWalaal waad mahadsanteheen waa loo baahayahay web kan oo kale in laga faaeedeesto thanks
Deletewalaal waxan ini waydiiyay siigaysiga waxa la idhaahdo wa wax sideya
ReplyDeletema in gabahda ay isticmasho gacanteeda ama qalin ama wax kale ay xubinteeda galiso oo biyo baxdo ayaa
hadii qalinkas ama gacteeda ay dusha uun kaga xoqo wakhti yar 1 minute ba ka yar ma seegaysibaa mise wa xanxanto bas mase leeyahay dhibaato ma keeni karaa fadlan iga jawaab
siigada ama seegada waa qofka inuu naftiisa ku raaxaysto haddii ay gabadhu qalin isgaliso ama wax kale waa seego waayo waxay dareemaysaa raaxo
ReplyDeletesxbow biyuhu horey ayey iga yimaadaan
ReplyDeleteee kaniin maan cuni karaa sida aan naagtayda inbadan uga raaxeeyo
salaan dabadeed waxaan ku weydiiha naagta dabada malooga tegi kara misane maka furme?
ReplyDeletewaxaan ku weydiiha naagta makafurme haddi dabada looga tago
ReplyDeletegalmada dabada lama ogola haddii aad ku samaysid xaaskaagaga kaama furmayso
ReplyDeleteacw ugu horeyn sxboow lama ogol ayaad tiri dabad , kaama furanto ayaad hadana dib kaga dartay marka noo faahfaahi
ReplyDeletexaaska in dabada lagaga tago waa dembi, ruuxa sameeyo waa inuu ka towbad keenaa, laakin kama furmayso xaaska waayo daliil quraan ama xadiis kuma soo aroorin inay ka furmayso ruuxa yiraahdo way ka furmaysaa ayaa waxaa laga rabaa daliil, teeda kale way jiraan culimo dhahay ruuxa xaaskiisa kaga tago dabada waa in laga furaa xaaskiisa, ee ma aha way furmaysaa sheekada ha fahmo
ReplyDeleteS/c walaal waxa ku waydiin lahaa su'aal walal waxa ahay gabadh aan wali guursan hadaan kacsi dareemo markaaba kaadi baa i qabanaysa hal marna iga wada iman mayso
ReplyDeletewalaal waxa aad dareemayso kaadi ma aha waa kacsi daran naagaha aadka u kacsada ayaa sidaa dareemo marka wa caadi
ReplyDeleteAniga waxaan ahay nin aad u kacsi badan, aadna u dareen badan, waxaan u baahdaa inan xaaskayga u galmoodo maalintii lix goor, taasoo markay ugu yar tahay, u kala dhexeeyaan ilaa 30 daqiiqo, anigana xataa ma daalayo mar kasta waxaan is arkayaa anigoo u baahan doonaya galmo, fadlan wax dhibaato ah miyay iiga iman karaan caafimaad ahaan??
ReplyDeleteFadlan jawaab ayaan u baahanahay, galmada aan maalin walba shan goor ama lix goor oo aan saa u kala fogayn,aan sameynaayo, markay ugu yartahay u kala dhaxeyso 30 daqiiqo ama ka yar, wax caafimaad darro ah ma ii geysanaysaa?? Aniga waxba ma dareemayo mar kastana waan iska kac sanayaa, taas ayaa igu kalifaysa inaan ku noqdo marba. see u aragtaan fadlan ha la ii jawaabo.
ReplyDeletehaddii galmada aysan ahayn mid la isku kallifayo , oo la raadraadinayo waxay keentaa dhib weyn laakin haddii aad marwalba kacsantahay oo aadadn isaga keenin si kallif ku jiro wax dhib ah kuuma imaanayaan inkastoo a fiicantahay inaad yarayso, maalin kasta hal jeer aad ka dhgto laakin addheeraso waqiga galmada
ReplyDeleteasc wr wb walaal cudurka dhiigkarka galmada ma,waxbuu udhimaa ,mise waa iska caadi oo dhib ,maleh jawaab wacab jzkq
ReplyDeletewalaal cudurka dhiigkarka ma waxbuu udhimaa galmada waxaan kawadaa ninkii qaba cudurkaa masamaynkaraa galmo qancisa naagtiisa
ReplyDeleteascwrb walal waxan raba in la iga jahil bixiyo aniga waxan ahay wiil dhalinyaro an gursan wali balse jecel naagaha wawen 40-54 jir da,deduna 28 jir gabadhaha kama helo markan an arkay naag mature eh aros jogto misena dirac qafiif wadato ad ban u kacsada mid kale neh wan raba in an ogaado waxan jeclahay naagaha farjigoda in an leefo ma dhibata midaas plz help
ReplyDeletetaas waxay u noqonaysaa wixii lagaaga sheekeeyay maskaxda kaa galay siiba marka qaangaarka, naagaha qofba si bay u saameeyaan waxad arkaysaa nin markuu arko naag naaso waaweyn aad buu u dareemaa qofna wuxuu ka helaa naagaha naasaha yaryar, sidoo kale gabdhaha buuran iyo kuwa caatada ah, teeda kale leefidda farjiga waa laga roon yahay caafimaad ahaan kuma ficna
ReplyDeleteAsc...walal waxaan ahay nin xaas qabo waxaana is qabnaaa inka badan 4 sano. Aad ayaa ugu qanacasahay wada noolaashaheena. Baashaalkana waan ku fiicanahy... anigu waxaan jeclahay habeen waliba balse xaaska usbuuci 1 ama 2 uunbey jeceshahay..maxaan sameyaa...
ReplyDeletewaxaad isku daydaa inaad aayar uga dhaadhicisid inaad u baahan tahay galmo badan, waayo haddii aysan awoodin waxaad guursan kartaa naag kale, haddii caqli ay leedahay waxaa u fiican inay ninkeeda kasbato, marka adiga ka soo gal dhanka romantika jacayl cusub u jil istiinkana badi, hadiyo u keen ka farxi
ReplyDeletedumarka ma waxee jecelyihiin raga yar ama raga waweyn
ReplyDeletewalaalayaal hadii eybiyaha iguyaraadeen maxaan ku xalinkaraa amaba marna waxaa dhacdaba in lawaayo iyagoo dhanba marka waxaan rabaa talooyin wanaagsan oo ku aadan arinkaas
ReplyDeleteWalaal ninkaygu wuxuu igu dhibaa galmada anaa markasta doonta isagu ima soo raadsado markaan anigu raadsado mararka qaar uu i diida dhibkaana waligay qof uma sheegin maxaan sameeyaa 14 sano ayuu iqabaa in badan ayaan is idhi i fur matiraahdaa balse jacayl aan jecelahay ayá ku illobaa waxaan rabaa diintu maxay odhanaysaa arintaasi oo kale
ReplyDeleteWalaal allaha kaa ajarsiiyo samirkaaga laakiin raadi waxa khaldan hadey ahaan laheyd xanuun asaga haya, adiga qaab ka aad u labisatid nafaqada aad siisid reerka, nadaafada guriga gaar ahaan qolka jiifka iyo wixii kale oo sababi kara. Sidoo kale hagaajiya xiriirka iyo wada sheekeysiga dhexdiina ah raga inta badan galmo looma sheego hadaan dhib kale jirin. Sidoo kale inaan la eedeyn baa fiican lamaanahaaga hadii wax ka si noqdaan maalin ama labo si niyad jab uusan ugu dhicin oo uusan u maleyn inuusan waxba qancin karin, waa muhiim raga iyo dumarka labadaba in arinta gogosha ey isku amaanan una muujiyaan lamaanahahooda qanacsanaan xataa hadaadan markaa qanacsaneyn taasi waxay dhiirigalineysa qofka inuu galmada jeclaado hadii lawaayana waxay ubuureysaa cagajiid galmo
Deletewalaal waxaa habboon inaad u sheegto baahida aad u qabto galmada waayo waa ninkaaga xalaasha kuu ah, waxaa laga yaabaa inuusan ka fikiraynin arrinta mashquul kale dartii marka furriin waxba kuuma taraayee ee ninkaaga hagaagso
ReplyDeletehadaan qoodho yarahay ka wrn
ReplyDeletewd mhdsnthy
asc
ReplyDeletewalalahayga qaliga ah waxan idin dhihilaha waxa habon inad dinta barata
dinta carashadeyda cariri maha meyl walbad ka helikarta
ok
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteWalal iga jahilbixi waxan ahay 32 jir mana guursan waxan sameya markankacsado waan isfareeya wlalal maxay diintu kaqabtaa pls jwb
ReplyDeletenaagaha marka farta isgalinayaan oo ay ku raaxaysanayaan waa seego marka adiga marka aad is faraynayso waad seegaysanaysaa nin ayaa kaaga fiican inaad guursato intaad seegaysan lahayd
ReplyDeleteslamu claykum,su aasha aan aan rabo inaan fahmo wa waxaa ahay nin 2 xaas le
ReplyDeletemid ka mid ah marka ay biyaha iga imaanayaan way dareenta wayna jeceshahay
waxaa aad u cuna basaaska waxy tiraa uu igubaa ee iskadaa,, naagta kale waxba ma dareento marka an biyo baxo ani ayay i waydiisa inaan biyo baxay iyo inkale
marka waxaa is waydiiyay maxaa ka qaldan o u dareemi laadahay mrkaan biyaha ku shubo mise aniga ayaa meel aan dheereyn ku tuura oo sidaa ayay u dareemi laadahay.
naagaha aad bay uga kala duwan yihiin xasaasiyadda farjiga midba waa si marka ha la yaabin waa wax caadi ah
ReplyDeleteasc dhamaan aad ayaan usalaamayaa bahda raaxada guurka hawsha wacan ee ay dadka u hayaan
ReplyDeletehadaan u gudbo su aashayda waxan ahay wiil 24 jir ah waxan dhowaan guursaday gabadh haatan waxan is qabnay mudo hal bil ah, markaa cilada aan ka shakiyay waxa weeye gabadha marka aan isu galmoono ee aan biyo baxno biyahaygii way soo noqonayaan , markaa maxaa sababay iga jaahil saara .....
waa caadi inay biyaha soo noqdaan wax dhibna ma laha, shaqo kuma laha soo noqoshadooda inay uur qaadi weyso,
ReplyDeletewiil 19 jir aha yaaan ahay 3 bil ka hor ayaan guursaday markaaan u galmoonayo xaaaskeyga biyaha si degdeg ah ayeee iga soo baxaaan marka maxaaa lagu daaaweeyaa
ReplyDeletewalaal biyabbaxa degdegga ah halkaan ka akhriso sida loo daaweeyo
ReplyDeletehttp://www.xidig.com/2015/05/mar-dambe-isma-arkaysaan-biyabbaxa.html
R.G walalyaal waxaan ahay wiil dhalin yaro ah xaaskeyga way iga dheer tahay ismana celin karo marka haddii aan biyaha iska keeno qubeys igu waajibaayo ah midka janaabada miyaa cml mise qubeys caadi ah ayaa iska qubeysan karaa isoo jwba waa ku wareeray arintaan
ReplyDeleteHaddiiba biyaha ay kaa baxaan qubayska waa kugu waajibayaa salaad ma tukan kartid adoo aan qubaysanin
ReplyDeleteWalal waxaan isku arkay kacsi la,aan markaan gabadh farahayga la galo ma kacsado hadaan kacsadana markiiba wuu iska noqonaayaa kadibna waxyar buu noqonayaa
Deletekacsi la'aanta dhowr shay ayay u noqonaysaa haddii qofka uu da' yahay ama oo cudurro qabo ama naagta uu neceb yahay ama uu wax cabsanayo, sababahaas iyo kuwa la mid ah ayaa keena kacsi la'aanta
ReplyDeleteWl maan guursan wali waxaan isku arkay waxaan hore u lahaan jirin wl markii hore sawir qaawan film qaawan iyo hadaan gabadh gacanta lagaloba geedkaygu wuu adkaan jiray imika sidaas ma ihi oo hadaan gabadh gacanta la galo geedkaygu wuu kacayaa anoo istiinka wada ayuu iska noqonayaa hallkuu ka sii adkaan lahaa marmarka qaar anoo gamahayga meelkasta ka marinaya ayaanu kacayn markaa maxaan ku soo celin karaa sidaydii hore ma xaga nafaqadaa
Deletedhowrsanaanta ninka waxay siisaa awood iyo garti galmo laakin haddii ruuxa naagaha si xaaraan uu u isticmaalayo aakhirkiisa tabardarro ayaa u dambaynayso
ReplyDeletewll waxan ahay wiil aan weli guursan waxaan isku arkay markaan gabadha aan is jecelnahay mobile ku shekeysaneno ama aan is aragno oo la shekeysanayo waxa iga imaada biyaha cad ee la dhahay waa nijaas ee madyiga la dhaho waxaan ku weydina sababto ay marwalba iiga imaanayaan maxay tahay haddii ay sidee tahay i dhahdo xitaa wey imaanayaan iisheega waa maxay sababtaas? jwb
ReplyDeletebiyahaas waa caadi nimanka qaar ayay ka yimaadaan, marmar qofka ma dareemayo waxay ku xiran yihiin kacsiga qalbiga iyo dareenka ninka dad waxaa jira ay ku badan yihiin iyo dad caadi ah iyo kuwo aan ka soo bixinba
ReplyDeletewaa ku mahadsan tahay walal si aad iigu soo jwbtay lkn waxa ku weydina anigoo sooman haddii ay iga imaadaan soonka ma iga jabayaa
Deletewalal waa ku mahadsan tahay sida wanagsan aa iigu soo jwbtay lkn walal waxa ku weydina anigoo sooman haddii ay gabadh ila hadasho oo ay iga imaadan soonka ma iga jabayaa
ReplyDeletehaa suunka waa kaa jabaa haddii biyaha kaa imaadaan
ReplyDeleteSALAMU CALAYKUM BACDA SALAAN, SU AASHA AN RABO INAAN WAYDIIYO WAXA WEEYE WLAAL MARKA GALMADA KOWAAD NINKA UU BIYO TUURO MA INUU SOO WEYSAYSTO WAAJIB BAA,
ReplyDeleteTA KALE MARKA AAN BIYO TUURO KAMA KOCO WAAN SII WADAA ILAA
XAASKU AY KA DHARAGTO AMA AY TIDHAA IGA KAC, MARKAA MA SUNAA MISE WAAJIB IN MARKA BIYAHA HORE YIMAADAAN AAD KA KACSO OO AAD SOO WAYSAYSATO.
weysada labada galmo u dhexaysa waajib ma aha, keliya waxay u keenaysaa ninka firfircooni sida xadiiska nabiga - naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- ku soo aroortay
ReplyDeletewall haday biyaha iga imanayaan markiiba xataa aanan hayn karim wax kayar 20 sc maxan sameeyaa wall si,aan uhayo biyaha uguna raaxeeyo xaaaskayga
ReplyDeletewll wx isku wasa frtyda sababto ah wxa iga mqn ninkayga wxa iska knaa biyaha ma wajibaa inaan qbysto ? suashyda lbad wxaaweeye frtyda m dhuqii kraa mrkan siilkyga ka soo saaro iyo leh xab isjidaaya
ReplyDeleteSubxanallah, waxaa fiican in su,aalaha si asturan looqoro ereyadan aan la qaawin. Example Gabar baan ahay faraheyga maku siigeysan karaa farihii aan ku siigeystay ma dhuuqi karaa.
DeleteWalahu aclam
waxaad soo weydiisay labo su'aal midda kowaad oo ah farta haddii biyaha laysaga keeno qubayska ma waajib baa ? jawaabtu waa haa, haddii biyaha ay kaa yimaadaan oo aad gaarto gariirka biyabbaxa waa waajib inaad qubaysato
ReplyDeletesu'aasha labaad oo ah farta ma dhuuqi karaa iyadoo leh habka cambarka?
jawaabtu waa miya waayo kuulatada waa nijaas kuulato waxaa laga wadaa dhacaanka marka gabdhu kacsato soo baxo, sidoo kale caafimaadka uma fiicna marka lama oggola
Melahee ugu dareen bdn jirka dumarka
ReplyDeletenaagaha way ku kala duwan yihiin waxaa ugu badan naasaha cajiraha qoorta kintirka
ReplyDeleteAsc wllhy wxn ahy gbr mana guursan wali mar kastna wxn isku arkaa biyo
ReplyDeleteWyo dareenkyga bdn marksta maalinkii ilaa 7 jeer ayaan biyo bxyaa mar kSta kacsi ayaan dremyaa wax dhiba miyaa jira? Takle intso dhan mydhi miyaa layga rabaa
aniga ku gursanaayo iso dir emailkga
Deletewoooow farta isla dhadee sxp
Deletemaya anaa guursanaya sp
Deletehhhhhhhh tuntii gabdhaha soomaaliyeed aaad ayey udayacanyihiin meelaha qaar kood
Deletexaskeeygu waxeey jaceshahey markii biyah iga imaado ineey iyada si horle laagu garaaco aniga marka biyah iga imaado uu iga damaa
ReplyDeletedawaqa xiliga forarka maxa keena walalayal. jawab saxan mahadsanid
ReplyDeleteasc waxan ahay will aad u kacibadab waxan jeclhy gabdhaha aadka u kacsi badan plz gabadhii diyar uah wax xalalal ah haila soo xirito email kan (s.ayuub26@hotmail.com)
ReplyDeleteNaagaha kuwa dabada waaweyn iyo kuwa caatada ah yaa raxa macaan???
ReplyDelete