Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan inay ka timid dhanka qurux la'aanta sida sanka oo weyn oo kale ama naaso yaryar ama caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh ama timaha adag, iyadoo sidaasi jirto iyagana waxay rabaan xiriirka gogosha inuu sii jiro laakin ma oga qaladaad ayay galayaan oo ninka u keenaya inuu galmada ka cararo qaladaadkaas waxaa ka mid ah
1- inaysan ku dadaalin haweeneydu nadaafada jirka hoose iyo koreba
2- inaysan is qurxinin oo timaha ku dadaalin oon isticmaalin waxyaalaha carfo sida barafuunka iwm.
3-dhar ninkeeda kiciya inaysan qaadanin, maxaayeelay nimanka dharka quruxda badan oo soo saaraya naagta jirkeeda aad bay u jecelyihiin
4- afkeeda inuu ka baxo ur, ama farjigeeda gudihiisa si daran u soo uro, ama timaha hoose ka soo baxo dhididka dartii ur, waxaa la rabaa shuunka inay iska xiirto markaas ay nadiifiso meesha oo dhan, afkana mar kaste cadaysato
5- inay mar kaste ninkeeda dood iyo dalab la daba taagantahay
waxaan oo dhan waxay keenaan ninka inuu naagta gogosheeda ka fogaado oo naag kale raadiyo, marka waxaa loo baahanyahay inay naagta gadaal u eegto nolosheeda guriga, naagaha soomaali qaarkooda waxay yaqaanaan inay is qurxiyaan marka ay bannaanka aadayaan gurkigeeda mark ay la joogto ninkeeda waxay u soo xirataa diricii saaka ay kula jirtay kushiinka oo caaneerada ku dubaysay iyadoo aan soo qubaysan xitaa markaas ayay leedahay nimanka daacad ma aha !!!
waa sax waad sheegtay inkastoo laga wacan yahay inaad afka soo mariso wax xun laakiin waa wax dhici kara .laakiin qodobada aad tirisay waxaa ku jira wax yaabo qalada waa qodobka 2aad dumarka waa ka xaaraan baarafuunku qodobkaasi wuxuu ka hor imanayaa shareecada .
ReplyDeletenaagta ninkeeda inay barfuun u marsato xaaraan ma aha, waxaa la reebay inay bannaanka ula soo baxdo si qaldan wax ha u fahmin
ReplyDeletewaa wax lala yaabo qodobadan laga naxayo qofkii
ReplyDeleteqofkale la nool ama rag ha ahaado ama dumar ha ahaadee in lala kulmaa,inkastoo aad ku khaas yeeshay dumarka hadana waxaan aamin sanahay raguba hadaysan nadaafada ku dadaalin in intasiba laga helayo,oo ayaduba ay ku nicikarto ninkeeda.
Dhiwaatada jirta ayaa wexey tahay dumarka qaarkood mayaqaanaan.waxyaawaha lagu nadiifiyo ama lagu carfiyo saldhiga hoose!
ReplyDeletewalaalayaa ruumaanka af english maxaa lagu dhahaa i sheg
ReplyDeleteof english igu sheg waxa lagaho ruumaanka
ReplyDeleteRumaanka waxaa lagu dhahaa afka englishka
ReplyDeletePomegranate
walaal cub food ama walmart malagu iibiya rumaanka dukanka lagu iibiyo ii sheg magacisa mahadsanit
ReplyDeletewall asc wall ma i shigi kartaa waxyaabaha laguu nadiifiy0 h00sta ama xubinta tarankaa hadii sabunta cadiga lagu dhaq0 wax dhiba ma jiraan iy0 hadii ay jirt0 wax kal00 lagu nadiifiy0 is00 sheg mahadsanid
ReplyDeletehaa waad ku nadiifin kartaa laakin gudaha ha sii gelinin
ReplyDeletewalll asc waxan u baahanahay in layga jahil sar0 hadii xubinta taranka agteda mariy0 cadar ama barafuun uunsinga ku shid0 wax dhibi miyey ku jirtaaa hadiise wax kale 00 la isku ud geen kar0 jirt0 is00 sheg adig00 mahadsan
ReplyDeleteuunsiga wax dhib ah ma laha laakin barafuumada qaar dhib ayay u keeni karaan meesha waayo waxay ka samaysan yihiin kimika
ReplyDeleteCaafimaad ahaan maxay dhibeysaa Ninka marka ay biyaha kabaxaan howsha sariirta siiwada ilaa biyo kale ay kayimaadaan ama ka imaanin biyo kale
ReplyDelete