Xiltiidka wuxuu kordhiyaa awoodda galmada

Xiltiidka  wuxuu kordhiyaa awoodda galmada
Xiltiidka ayaa ah dhir uu dhan-dhankeeda iyo urta ka soo baxda aysan fiicneyn marka biyo lagu darana durba waa uu milmaa sida caanaha oo kale ayuu noqdaa .
Xiltiidka ayaa dadka intiisa badan waxa ay u adeegsadaan in lagu daweeyo dadka jinka ku dhaco , sidoo kale xanuuno ay ka mid mid yihiin xiiq dheerta , iyadoo sidoo kale lagu eryo bahalada ama masaska si aysan uga soo dhawaan guraha xiligaasi oo la dhsido .
Balse haatan baaritaano ka dib oo ay sameeyaan culimada dhirta wax ku daweysa waxaa lagu ogaaday in uu u fiican yahay ragga awood darida galmada hayso oo aan sameyn karin galmo .
In yar oo aad ka isticmasho ayaa ku filan in aan kaga kacdo awood yarida galmada ee ku haysa , waxaana lagula talinaya in isticmaalkiisa aad kala tashato dadka dhirta wax ku daweeya
Sidoo kale xiltiidka ayaa la doonaya n aad garaacdo deedna saarto malab yaroowga muddo ilaa shan daqiiq ah , waxaan xusid mudan in awood yarida galmada la sheegayo ay tahay iyadoo ragga malab yarowga si wacan ugu kicin ama iyadoo uu jilcan yahay isla markaana xubin macaaneyda gabrta ku garaaci karin .

17 Comments

  1. Anonymous1/25/2011

    walaal wad kumahadsantahay maqaalka, laakin waxaan codsanayaa inad si faahfaahsan usharaxdaan qaabka u ninka u isticmaalayo xildiida iyo xiliga uu isticmaalayo intaba iyo mudo intee la eg buu wadayaa isticmaalkeeda si uu ugu soo laabto awoodii kacsi iyo galmo?
    wad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  2. Walaal xiltiidka guud ahaan aad buu uraa laakin nooca guduudan ayaa fiican, wax yar inta biyo kulul lagu darsado oo kulul ayaa la cabayaa saliida xilitiidkana bahalka ayaa la mariyaa nus saac ka kor galmada, cabitaanka xiltiidka ha badsanin, intaadan isticmaalin waxaad weydiisaa qofka gadaya oo yaqaano geedaha

    ReplyDelete
  3. Anonymous1/30/2011

    asc walaal xildiida malaga helaa yurub maxaase lagudhahaa afka qalaad mahadsanid

    ReplyDelete
  4. walaal waa laga helaa xildiidka meel walba waxaa la dhahaa

    (Assu fortida)

    ReplyDelete
  5. Anonymous2/04/2011

    asc walaal xiltiidka biha maraajiyaan mahadsanid

    ReplyDelete
  6. maya kartida galmada ayuu siyaadiyaa

    ReplyDelete
  7. Anonymous2/22/2011

    walaal hadii aan jaadka cuno cilada tabar darida galmadayduna uuisaga yahay aanan iska dayn karin, xildiidu wax ma iitaraysaa (NB: waan wadaa dadaalkii aan jaadka ku joojin lahaa). shukran

    ReplyDelete
  8. walaal iska joogi qaadka ku dadaal cuntada borotiinka leh, waa kuu soo noqonayaa kacsigaada haddii Alle idmo

    ReplyDelete
  9. Anonymous3/03/2011

    ASC
    WALAL WAXAAN MAQLI JIRAY WAAGAAN YARAA AMA SOMALIYA LA DHIHI JIRAY XALDIIDKA HADII AAD ISTICMAASHO KACSIGA WAA KAA GUURAYAA WELIBA WAXAA LAGU DACAAYADAYN JIRAY XERTA DIINTA BARATA OO AAN GUURSAN XALDIID AYAY CABEEN AYAA LA DHIHI JIRAY.HADANA WAXAAN ARKAA WAALAGU KACSANAYAA WAABAN YAABANAHAY.HALAYGA SOO QANCIYO ARINTAAN

    ReplyDelete
  10. xildiidka ma hayan malmamlka ayuu ahaa

    ReplyDelete
  11. Anonymous3/03/2011

    SAX WAA RUNTAA HADAAN XASUUSTAY WAD MAHADSANTAHAY

    ReplyDelete
  12. Anonymous1/21/2012

    Asw walal kawaran xulbada dadbadan ayaa faaniya xulbada saga galmada

    ReplyDelete
  13. xulbada rag iyo dumarba way u roon tahay dhanka dhismaha jirka iyo galmadaba

    ReplyDelete
  14. Anonymous1/10/2013

    Asalm aleykum, walaal waxan kuweydiin lahaa adoo ad u mahadsan: Xildiid maxaa lagu yiraahdaa afka ingiriiska, ma ragga kaliya ayey wax tartaa mise dumarka xataa? mala cabi karaa mise waa uun locally in loo isticmaalo? Malabyarowga ragga maxaa laga wadaa haddan qiyaaso mawaxaa weyaan afka xubinta ragga mise waa asaga dhan? Xubin macaaneydka gabadha ma gudaha gabadhaa; waxan ula jedaa vaginaha mise vulva ha waxa loo yaqanno amma mesha bannanka ee u ku yallo citoriska( kintirka) iyo bushimaha yaryar? Xildiidka side effect malaga yaabaa in ay leedahay; haddii qof uu is yiraahdo u isticmaal wax badsasho e anan si daruuri ah ugu baahneyn malaga yaabaa in ay dhibto ama uu laqabsado?
    jazakallah

    ReplyDelete
  15. Anonymous1/16/2015

    raaxda waa shy macaan

    ReplyDelete
  16. Anonymous9/27/2015

    Asc. Haweenka ma isticmali karaan Xaldiidka, dumarka uurka leh dhib miyey kala kulmayan?

    ReplyDelete
    Replies
    1. xidiidka wuxuu u roon yahay waxyaalo badan, jirooyin badanna wuu ka hortagaa laakin naagta uurka leh waxaa laga yaabaa inuu ilmaha ka soo rido waxaa habboon naagta uurka leh inay ka fogaato

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post