Waxtarka timirta

Timirta waxay leedahay nafaqo aad badan waxay xoojisaa murqaha iyo dareemaha

jirka, jirkana waxay ka ilaalisaa gabownimada degdegga ah, timirta waxaa kaloo ay

daaweysaa dhiig yaraanta iyo cudurada xabadka ku dhaca, naagaha uurka leh waxay

u keentaa itaal iyo firfircooni, ilmaha yaryar si dhqsi bay ku korisaa indhaha waxay ka

ilaalisaa cudurada soo waajaha, subax walba ruuxa caano ku cuna timirta waxay u

keentaa xasillooni waxay ka qaadaa murugta, mindhicirada waxay ka ilaalisaa

xanuunka maskaxdana way xoojisaa beerkana way  nadiifisaa awoodda galmadana

way kordhisaa, timirta waxay leedaha  Fitimiin (A)  fitimiin (b) lama soo koobi karo

faa'idooyinka ay leedahay timirta

2 Comments

  1. umu nastexo9/12/2011

    Aad baa u mahdsantihiin walaalah RG runtii waa noo faaiidaysaan aad ban ula dhacsanahy sidaad wax u wadaan halkaa kasii wadaan idin leeyahy.

    ReplyDelete
  2. Timirtu aad bay u fiican tahay

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post