Labo gabdhood aad uga xumaaday waxa ka dhacay masar

No Comments
Labo gabdhood aad uga xumaaday waxa ka dhacay masarWali waxaa socda warkii la xiriiray dadkii soomaaliyeed lagala baxay xubnaha qaaliga ah ee jirka, labadan gabar soomaaliyeed qiiro ayaa qabatay waxay halkan hadalo kulkulul u soo jeediyeen dowladda soomaaliya iyo safaaradda soomaliya ee dalka masar, sidoo kale waxay leeyihiin annaga soomaali baannu nahay carab ma nihi

back to top