Air Djibouti oo bilowday inay Muqdisho u duusho

Ilaah mahadii Shirkadda Diyaaraddaha ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 Sana kadib soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha ah.
Air Djabouti oo bilowday inay Muqdisho u duusho

Air Djabouti oo bilowday inay Muqdisho u duusho

Air Djabouti oo bilowday inay Muqdisho u duusho

Air Djabouti oo bilowday inay Muqdisho u duusho
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post