Goobaha Haweenka Ay Ka Kacsadaan

Goobaha Haweenka Ay Ka Kacsadaan
Haweenka waxa ay u nugul yihiin in goob waliba oo jirkooda ah ka raaxeystaan laakiin waxaa jira goobo si gaar ah haweenka uga halaan dareen kacsi oo macaan oo loo baahan yahay in ninka uga raaxeyo .
Goobaha ugu daran ee haweenka kacsiga ka qaadaan ayaa ugu muhiimsan Bishimaha , Carabka , Dhuunta ,Dhagaha, Naasaha,Cagta hoose, Kor oo laga salaaxo xubinteeda taranka ,
Haweenka ayaa ku kala duwan helista kacsiga qaar ayaa dhunkashada ka qaada kacsi halka qaarkood-na ka kacsdaan Kintirka oo laga taabto , iyadoo jiraan haween kacsi ku hela codka dabacsan ee naxariista leh .
Ragga ayaa lagu dhiira gilinayaa in ay la socdaan goobaha ay ka raaxeystaan xaasaskooda ka hor inta aysan galmo ku cararin , waxa ayna tani keeneysa in naagtu hesho bashaal macaan .
Alcarabiya-Aqoonta Galmada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post