Sidey u baarbaarinaysaa hooyada ilmaheeda



Hooyada waxay ka ciyaartaa kaalin aad u weyn barbaarinta ubadka, waxaa laga rabaa inay ka fogaato bixitaanka badan waxaa habboon marwalba inay ku dhex jirto u badkeeda, marka ay hooyada ilmaheeda ku dhex jirto waxay u noqonaysaa tusaale fiican xagga tarbiyada, naagaha soomaaliyeed dhibka ay badanooda leeyihiin waxaa weeye maanta oo dhan wareeg ayay ku jiraan waxay wareegaysaa guryaha saaxiibadeeda


12 Comments

  1. Asc waxaan idin waydiina markaan xasuus galo qooqayga waa zaa id inaan siigaystona marabo qoorahana way i xanuunaan mxasn sameeeyaa

    ReplyDelete
  2. marka hore iska ilaali inaad iskiciso laakin haddii ay dhacdo inaad kacsato oo xiniinaha kaa xanuunayaan oo aadan ku raysan karin siigo mooye biyaha waad iska soo bixin kartaa markaas laakin iska ilaali seegada guud ahaan

    ReplyDelete
  3. Asc waxaan qabaa hal su aal oo ah haddii xaaskeyga ay jeceshahay in lafareeyo mala fareyn karaa aad ayey ugu kacsataaa farta

    ReplyDelete
  4. xaaskaaga xalaal bay kuu tahay inaad farayso taas shaki kama taagna

    ReplyDelete
  5. Anonymous7/07/2015

    Hadaad aragto naag jecel in la fareeyo, iyadaa isfareyn jirtey intaanan la guursan . Macnaha wey siigeysan jirtey.

    ReplyDelete
  6. Anonymous7/07/2015

    marka hore salamu calaykum salaam ka dib waxaan ahay nin mar dhow guursaday
    markaa howsha gogol xaadhka ah marka aan bilaabo gabadha 5 daqiiqo gudahood waxa ay rabtaa in aan howsha kale bilaabo, aniga wxaan jecelahay in aan baashaalka badiyo sababtoo ah biyaha ayaa dhaqsa iga imaada, markaa waxaan jecelahay in baashaalka ku raago si biyaha ay uga soo dhawaadaan.
    lakin iyada waxay rabtaaa in markiiba garaac lagu bilaabo oo waxay qabanaysaa xubintii oo halkii loogu talo galay geynaysaa ana ka daa ma dhihi karo.
    side kale Ayaan biyaha ku daahin kara

    ReplyDelete
  7. waxaad ku daahin kartaa inaad maskaxda barto oo aad wax kale ka fikirto dhowr jeer ayaan sharaxnay webka ka raadi

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/08/2015

    Wam ahy nin doob ah marka aan sxbtey ka hdlayo biyo yar aya iga imadan hdan kutarax tagana wey bdnayan wax sameyn o xanun ahna igumakahan dhib mey igesan karta

    ReplyDelete
  9. dhib ma keenaan biyaha madyiga marka aay kaa soo baxayaan, laakin waxaad ka fogaataa inaad marwalbo aad kacsi iska keento qoora xanuun ayaad ka qaadaysaa

    ReplyDelete
  10. markaadleedahay xaaskaaga waad fareyn kartaa ama aadleedahay biyaha waad iska bixin kartaa xageeed daliilka ka haysataan fadlan waayo dalilbey ledahay

    ReplyDelete
  11. Dalaalka waa aayadda kuu banneeysay xaaskaaga inaad ku raaxaysan kartid marka haddii guska aad kaga raaxaysan kartid farta maxaa kaa reebayaa, hal caalim ma reebin naagta xaaskaaga ah in farta loogu raaxayn karo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post