Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo marka ka dibna toosa .
Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani dhib ku dhameen midda rasmiga ah.
Mid ka mid aqristayaasheena ayaa su’aal ay na soo weydiisay ku sheegtay in ay dooneyso in ay ogaato sababta haweenka riyada ugu biyo baxaan maadaama kintrka wax xan xanteeya uusan jirin halka ragga marka ay riyada ku biyo baxayaan la ogsoon yahay in gacanta ku qabsadaan malabyarowgoda .
Alcarabiya ayaa hadaba ugu jawabeysa aqristahaan .
Ragga iyo haweenkaba waa ku biyo baxaan riyo galmeedka waxana riyadaasi lagu magacabaa Riyada Qoyan .
Arinta ah kintirka wax xanxateeya malaha sidee gariirka biyo baxa ku yimaadaa tasi jawabtedu waxa waaye .
Waxaa xaqiiq in xubintada taranka aad taabsiiso gacantada adiga oo hurda ama in dharkaaga jiifka ee qafiifka ah ku xanta-xanteeyaan .
Waxa lagu talinaya in haweeneyda marka ay riyo galmeed ku riyooto in ninkeeda ka kiciso xitaa saacado ka hor haddii uu kuu galmooday waayo ragga 90-kii daqiiqo ka dib galmo waa ay sameyn karaan .
Alcarabiya
bisinka oo ma waxaa la dhihin waan riyoodee ka kac aan jimicsanee haduu yaabana
ReplyDelete@Hana
ReplyDeleteHaddaad ninkaaga u muujin karin ama aadan ka doonan karin inaad galmo u baahan tahay, xaggeed kalood ka doonan. Dumarow xishoodka aad ka xishooneysaan raggiinna ee aydaan u sheegan karin dantiinna ama aydaan u muujin karin waxay halis ku tahay gurigiinna. Ogaadana in raggu aad u jecel yihiin in xaaskiisu ka raadsato ama u muujiso iney galmo rabto. Mana jiro ayay ila tahay nin diidaya naagtiisa oo rabta, haddeysan jirin cillad weyn. Dumarka ayaa inta badan diida raggooda oo doonaya iney u galmoodaan, laakiin raggu waa caksiga taas. Galmadu waxay aad muhiim ugu tahay dhismaha guriga iyo isjeceylka labada is qabta.
hana aad ayad oo mahadsantahay rayigaad ka bixisay jawaabta inaanta waan kugu racsanaha waa sida raali ahan shaha ninkago gh
ReplyDeleteMasha allah arinka ah dumarka hadii ay riyoodan iney katiosiyaan ninkooda ayaan raacsanahay waana rai fiican
ReplyDelete