Qaababka loogu tago xaaska uurka leh

Sida la ogyahay insaanka xayawaanaadka wuxuu kaga duwanyahay dhanka galmada, insaanka galmadiisa xilli kuma xirna xayawaanka

see xilli buu  boodaa  waqtina  ma boodo, diiqa kaliya ayaa u soo dhow aadanaha markaad guursato gabar ogow ma ahaanayso sida aad ku guursatay waxyaalo badan ayaa ku soo kordha  noloshiina waxaa ka mid uurka, xaaska uurka leh waxay u baahantahay qaab taxdar ah in loogu tago si loo ilaaliyo uurjiifka marka qaabka fiican oo aan dhib ka imaanaynin inshaa Allaah ayaan rabnaa akhristaha inaan u sheegno


Qaababka loogu tago xaaska uurka leh

1- naagta inay u seexato dhinaca midig ama bidix ninkana gadaal ka soo seexdo  kaddib farjiga uu geliyo, qaabkan ma adka naagta si

fiican waa inay u soo dhigtaa farjiga.
2- weji weji inay u seexato iyadoo uurka wax yar kor u soo qaadaysa kaddib ninka gadaal ayuu ka soo galayaa farjiga ayuu gelinayaa dabcan
3- inay jilbaha dhulka dhigato labada calaacal ku tiirsato, ninkana jilbaha ayuu ku istaagayaa gadaal ayuu ka soo gelinayaa
4- inay dhabar dhabar u seexato qaybteeda hoose kor u soo qaado ninkana jilbaha dhulka dhigto wax yar ay lugaha kala bixiso,

qaabkan haddii aysan u baranin way ku adagtahay

11 Comments

  1. Anonymous10/20/2011

    asc waxaan rabaa inaan ogaado haddii aan qaababkaan sameynaayo markaan wado dhaqdhaqaaq ama niiko inaan si taxadir leh u ilaaliyo miyaa mise waa la ruxi karaa naagta ama si boob sii ah waa u cunikaraa miyaa wax dhibleh ma keeneyso? thanks

    ReplyDelete
  2. markastaba taxdarka waa loo baahanyahay haddiiba meesha uu uu jiro, ayaara u samee

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/29/2011

    Asc salan ka dib walal hadii uu uurka yar yahay matalan ilaa sadex bil foraarsi maluugu tagi karaa gabadha.

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/29/2011

    ninka ma ugu fariisan karaa hadii aan uu yar leeyahay ig jaahil bixiya idinka oo mahadsan insh allah

    ReplyDelete
  5. haddii uurka uu aad u yaryahay haa

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/19/2011

    ASC BAHDA RAAXADA GUURKA WAXAN RABAA IN AAD II SHEEGTIIN NAAGTA FIRCOONIGA EH SIDA LOO GUDO WAA SIDEE QAABKA LOO GUDO IN AAN OGAADO AYAN RABAA IYO SIDA AY RAAXO MACAN AY KU HELI KARTO II SHEEGA INKO MAHADSAN

    ReplyDelete
  7. walaal gudniinka fircaaniga waxaa laga wada in laga jaro gabadha kintirka iyo faruuraha yaryar meelaha qaarkooda waxay ka sii jaraan ba faruuraha waaweyn kaddib meesha oo la tolo, naagta fircooniga u gudan haddii aysan kacsi u dhalan waa adagtahay in laga keeno kacsi

    ReplyDelete
  8. Majirtaa xili galmadu uurka wax udhimikarto

    ReplyDelete
  9. Anonymous1/27/2019

    ila meeqa biloodbuu iigalmoonkara ninkeyga

    ReplyDelete
  10. Anonymous6/08/2022

    Xiliga uurka xaskada hadey Rabin kawrn Galmo adna aadugu baahantahy Galmo siwalbo aad kudayday

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/31/2023

      Waad iska dhaafi kartaa

      Delete
Post a Comment
Previous Post Next Post