Ninka naagtiisa muxuu ku nacaa oo naag kale u raadiyaa

Naaagaha qaarkooda waxay ka sheegtaan nimankooda oo aan danaynin, taasi waxay u malaynayaan inay ka timid dhanka qurux la'aanta sida sanka oo weyn oo kale ama naaso yaryar ama caloosha oo weyn ama wejiga fin badan leh ama timaha adag, iyadoo sidaasi jirto iyagana waxay rabaan xiriirka gogosha inuu sii jiro laakin ma oga qaladaad ayay galayaan oo ninka u keenaya inuu galmada ka cararo qaladaadkaas waxaa ka mid ah
 
1- inaysan ku dadaalin haweeneydu nadaafada jirka hoose iyo koreba
2- inaysan is qurxinin oo timaha ku dadaalin oon isticmaalin waxyaalaha carfo sida barafuunka iwm.
3-dhar ninkeeda kiciya inaysan qaadanin, maxaayeelay nimanka dharka quruxda badan oo soo saaraya naagta jirkeeda aad bay u jecelyihiin
4- afkeeda inuu ka baxo ur,  ama farjigeeda gudihiisa si daran u soo uro, ama timaha hoose ka soo baxo dhididka dartii ur, waxaa la rabaa shuunka inay iska xiirto markaas ay nadiifiso meesha oo dhan, afkana mar kaste cadaysato
5- inay mar kaste ninkeeda dood iyo dalab la daba taagantahay

waxaan oo dhan waxay keenaan ninka inuu naagta gogosheeda ka fogaado oo naag kale raadiyo, marka waxaa loo baahanyahay inay naagta gadaal u eegto nolosheeda guriga, naagaha soomaali qaarkooda waxay yaqaanaan inay is qurxiyaan marka ay bannaanka aadayaan gurkigeeda mark ay la joogto ninkeeda waxay u soo xirataa diricii saaka ay kula jirtay kushiinka oo caaneerada ku dubaysay iyadoo aan soo qubaysan xitaa markaas ayay leedahay nimanka daacad ma aha !!!

5 Comments

  1. kkkkkkkk walee waa runtiisa ninkana sas aa laga rabaa asagana.nin shiiraayo shuunka ku baxeen afkiisa boosanero ya rabo.

    ReplyDelete
  2. Anonymous2/11/2011

    labada dhinacba waa saas marka somaliyey lamaanihiina farxad galiya oo nadaafada kudadaala
    rag iyo dumarba marka qof ilaahy kaqabsado waxuunoqonayaa kuwa nadiifta ah waa qof soojeeda iska warhaya marka cabsida alle halagudadaalo

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/24/2011

    kkkkkkkkk waa runtaa saasaa looga baahanyahy dumarka soo maaliyeed , ragana waxaan leeyahy ka caawiya dumarkiina waxay iskugukaa qurxinlahyd ee isku nadiifin lahayd waayo hady biyo ku filan helikarin iskadhaaf barafuune dharkiine ka dhamaadeen maxy is ku qurxisaa takale qaar ba jira heli kara waxy isku qurxiyan laakii aan halleelaynin naftooda oo waxa mashquulisy hawshii guriga iyo caruurtii markaa ninow ha dhihin waa basari ee u fiirso culayska saaran ka caawi shaqada guriga caruurta hadaad wali dhaqankii qalafsanaa aaminsantahyna u qabo jaariyad(booyaaso) marka jaanis ha u hesho nafteeda iyo raali galintaadabee. waa mahadsantihiin

    ReplyDelete
  4. Anonymous2/13/2012

    waar xaga jablaha uun yaan wax laga sheegine miyaydaan arag raga sigaarka caba oo aadsuuxayso hadaad usoo dhawaato iga laftoodu hayska hagaajiyeen qadhmuunka

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post