Jabtadu waxay kamid tahay cudurrada galmada oo lagu kala qaado isu-galmoodka, marka ay
istaabtaan xubnaha galmada ama xubnaha galmada iyo xuubka afka ama futada. Infekshinkan
aad baa la isaga qaada waxaana keena bagteeriyada Gonokokken. Gonokokker waxay ku
noolyihiin xuubabka xaakada oo badanaaba waxaa laga helaa gudaha xubnaha galmada,
kaadimmareenka, futada iyo dhuunta. Bagteriyada waxay xataa ku fidi kartaa dhiigga iyo
xubno kale ee oogada oo ay u keeni karto caallir meelahaas.
Ragga badankiis waxay calaamadaha jabtada dareemaan maalin ilaa labo maalmood keddib
marka ay qaadeen, ama toddobaad gudihiis. Waxaa la dareemaa olol marka la kaadinayo iyo
dhacaan ka soo baxa kaadimmareenka, waa dhacaan badan badanaaba. Ragga marka laga
hadlo cudurka jabtadu wuxuu ku fidi karaa kiishka shahwada kaasoo keena madhaleysnimo.
Dumarkana waxay dareemi karaan calaamadaha ragga oo kale, oo ay u dheertahay dhacaan ka
soo baxa xubinta galmada. Calaamaduhu waa ka laciifsanyihiin oo badanaaba si cad looma
garto. Dumarka waxaa xataa ku dhici kara dhiigbax aan caadi ahayn. Marka la eego dumarka
Jabtadu waxay ku fidi kartaa marinka ukunta oo ay keeni kartaa madhaleysnimo.
Haddii qof dumar ah ay qabto Jabto marka ay foolaneyso, waxaa ilmaha ay dhalayso ku dhici
kara infekshinka indhaha. Ilmaha dhashay haddii aan dhaqso looga daweyn Jabtada waxay
dhowr maalmood gudahood.u keeni kartaa indhabeel

galmada futada dumarka ama galmada afka naagta waa la isga gudbin karaa cudurada galmada sida jabta iwm.
ReplyDeletejabtada ninka iyo naagtaba way ku dhacdaa :) :(
ReplyDelete