Khatarta daran ee galmada dabada iyo dhibka ay leedahay

Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo

1- filimda sexga oo dadka ku dhex faafeen,  kuwaas oo laga dhigo futada inay ka raaxo badantahay farjiga,
2- jaahilnimo, qofka oo aan ogeyn waxa ka imaan kara  ficilkan oo xun

dhibaatooyinka ay leedahay galmada dabada

1- cudurro daran
2- futada oo dildilaacdo oo naagta ay saxrada ceshan weyso
3- baabasiir, futada murqaheeda oo bannaanka u soo baxa
4- nabarro xunxun
5- marka shahwada lagu shubo meesha waxay keeni kartaa inuu jirka u arko wax dool ah, waayo looguma  talagalin, kaddib marka ay dhacdo galmo dabiici ah oo farjiga mani lagu shubo jirka wuxuu soo tuurayaa waxyaalo did ku ah manida waxay keenayaan madhalaysnimo
6- dabada waxaa ku jira bakteeriya oo misaalim ah laakin marka wax la geliyo ayay soo yaacaysaa, waxay keeni kartaa jirrooyin aad u xun xun
7- wasakha saxarada wuxuu wataa jeermis
8- qabatin, naagta waxaan barato kama hari karto, marka hore way dhibsanaysaa laakin marka dhowr jeer lagu sameeyo way la qabsan, waxay ku noqon sida daroogada oo kale, iyadoo u jeedo dhibka ay leedahay haddana kama hari karto

marka qofka caqli leh wuu fahmi karaa dhibaatadan, ILAAHAY dhammaanteena ha naga fogeeyo wax kastoo xun

15 Comments

  1. Anonymous12/28/2010

    Subxaanallaah weligay somali, muslina ayaa ku dhaqma ama ku dhaqmi kara isma oran.

    ReplyDelete
  2. asc.wr.wb.walaalayaal marka hore salaamu llaahi caleykum macada salaam waxa kasto in laga hatlo oo sunada ka mit ah waa matluub ama waxaan dhihi karaa waa waajib lakiin masaakiinta oo durbaba iska haminaya guurka marka ey aqristaan maqaalada oo misana ku soo qoraya amaba isa soo galinaya magacyadooda iyo sawiradooda dumar iyo ragba waxaann dhihi lahaa awalan alle isku xir kadibna ka amar qaado alle wax aad wey neyso malahan aduunka,,,

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/28/2010

    فإذا تَطَهَّرْنَ فَأْتُوهُنَّ من حيثُ أَمرَكُمُ اللهُ ) (البقرة / 222).

    ReplyDelete
  4. naagaha dabada laga waso xaarka ma ceshan karaan, iska jira waa xaaraan oo khatar ah

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/29/2010

    :p haye

    ReplyDelete
  6. :) naagaha gadaal bartay dhib weyn ayay la kulmayaan, naag soomaali dabada ma yeelayso dhaqanna uma aha

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous2/16/2016

      Naago badan ayaa jecel in dabada laga galiyo markay wasmada cabaar socoto ay kacsiga dareemaan waalida ah raaxo miyaa laga helaa

      Delete
  7. somaalida yurub ku nool wax badan way arkeen dhaqanka gaalada aad ayuu u xunyahay

    ReplyDelete
  8. Anonymous1/02/2011

    @shariif soomaalida yurub maxaad ku aragtay

    ReplyDelete
  9. maxamed1/03/2011

    jaahilnimadu waa shay aad u daran qofku haddii aanu lahayn aqoon buuxda ama caqli xidha oo celiya ama damiir xakameeya wuxuu doono ayuu samaynayaa waayo ma fahmi karo khatarta waxani leeyahay iyo cawaaqibka ka dhalan kara. waxaa jira dhibaatooyin badan oo ay leedahay naagaha dabada laga isticmaalo oo ay ka mid yihiin kuwaa kor lagu xusay midda ugu horraysa oo ah inaanay saxarada ceshan karin waa ta ugu xun bal suurayso qof dumara ah (gabar dhalin yar) oo meel mujtamac ah dhex joogta oo saxaro qabatay oo xejisan kari wayday oo xaar kasoo dareeray ama mar kasta aan neefta xejisan karin oo ay si bilaa xuduud ah ugu imanayso mararka qaar waxaa taa kasii daran ma dhalaysnimo uu keeno ficilkan nijaasta ah ee lagula kacay haweenayda ilaahay sharfay in halkii laga saxaroon jiray looga tago waxaa jira saynis ahaan khatar weyn oo ah ma dhalaysnimo inuu keeno ficilkaasi waayo bakteeriyada ku nool dabada gudeheeda marka uu xubinka ninku soo qaado ee uu haddana farjiga ka geliyo waxa ay bakteeriyadii galaysa ilma galeenka (riximka) kaddib gabadhii waxay noqonaysaa ma dhalays!! waxa uu ficilkani ku keenaa gabadha xishoodka iyo qiimaha ixtiraamka iyo dadnimada oo ka dhimata inay noqoto qof indha adag oo damiirkeedu hooseeyo! miyaad ogtaay in uu sababo ficilkaasi kansarka dabada haddii aad aragtay qaar muddo samaynayay oo aan wali waxba ku dhicin ama lagu arag ogow waa halis ku maqan oo kusoo fool lehe waxaasoo dhan ka sokow walaashayda muslimadda aheey miyaanad naftaadu qiimo kula lahayn marka uu ninku intuu ku ihaaneeyo oo ku qiimo tiro halka laga saxaroodo uu kaa isticmaalo waa xaqiraad iyo isagoo ku leh waxba ma tihid ilaahay qofka dumar ah wuu sharfay oo karaameeyay meel qiimo badan ayaanu sameeyay oo lagala xidhiidho walaal waxaan kugula talinayaa walaashayeey inaad naftaada qiimeheeda garato oo waxaa ka fogaato haddii aad ficilkaa ka dheeraato oo iska joojiso halista xanuunadaasi waad ka dheeraan oo waad ka soo ladnaan wayna kaa fogaan xanuunadaasi haddii aad ficvilkaa iska dayso waayo markaad kusii fogaatoba xanuunadaasi iyo mushkiladahaasi way kugu sii badanayaan walaal waxaan kugula talinayaa ugu yaraan haddii aanad xaaraanta daynayn inaad horta ficilka dabada ka dheeraato oo joojiso maadaama oo uu fadeexadhaaa iyo cudurradaaa halista ah leeyahay ninka waxaan kugu sameeyay waa danayste ma naxaan oo ah oo doqon ah oo bahal ah wax dan ah kaama laha caqli xidha ma laha oo uu kaaga naxo halista uu ku galinayo mustaqbalkaaga iyo qofnimadaada hadhow marka mashaakilkaa iyo dhibtaasi ku qabsato isagu waxba kaama oga adiga ayaa rafaadfaya oo shakhsiyadaadu burburaysaa waxa keliya ee uu isagu kuu qabanayaa waa isaga oo meel kasta kaga sheekeeya sida uu dabada kaaga isticmaalo iyo inaad tahay wax bilaa qiimo ah oo aan waxba istaahilin midna ogaada oo ficilkaasi dhibtiisu kuma koobna dumarka balse ragga ku sameeyana halis buu ku leeyahay oo ma dhalaysnimo ugu wayn tahay iyo kalyaha oo finish noqda iyo beerka oo xanuuno mkaga dhacaan iyo kansarka xubnaha taranka waayo meel aan ilaahay ugu talo galin galmo iyo jinsi ayuu xubinkii taranka dhex geeyay jeermis halis ah ayuu soo qaatay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous11/03/2016

      Allaa i leh e, waa talo wax- ku- ool ah. Waxa aan rajo aan ku kalsoon ahay ka qabaa in ay hableheennu, intii akhridaaba, innoo wada qaadan doonaan haddii uu eebbe yidhaa. Ku mahadsanid, walaal, in badan.

      Delete
  10. Anonymous12/26/2011

    su'aal baan qabaa dabada iyo siilka yaa macaan ama yaa raaxo badan dabada iyo siilka

    ReplyDelete
  11. dabada meel wasakh ah weeye, nimanka waxay u raacaan ciriiriga iyo kulayka, laakin waxay leedahay khatar weyn dhanka caafimaadka, fuqahadana waxay isku raaceen in aan la isticmaali karin waa mamnuuc ee iska jir khatar baad ju jirtaa

    ReplyDelete
  12. Runtii waa halis qofka muslimka ah waxaas in uu sameeyo ma wanaagsana

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post