Ma Dooneysa In Ninkaada Mar Waliba Dareenkiisa Si Sahal Ah Ku Kuciso?

Si aad u kasbato ninkaada waxaad xooga saartaa in ninkaada aad ku dareen kiciso jirkaada iyo xubnahaada uu Alle kugu maneestay adiga oo madaxaada ka bilaabaya in aad ugu raaxeyso .
Tinta Madaxa:Tinta waa taajka iyo quruxdaada , maalin isku day in ninkaada jirkiisa ku mar-marto isaga oo hurdaya siiba caloosha sidoo kale ku xog xabadkiisa ,ogaaw xiliga galmada socoto oo ninkaada xabadkisa ay tintaada taabaneyso waxa ay u dhigantaa gariirka maasada koronto oo kale .
Indhaha: Waa luqada ugu macaan ee labada lamaane ku sheegeystaan , fiirintaada iyo indho ku gubidaada daqiiqado waa furaha sixirka .
Tusalee ahaan xiliga uu dharka iska badalayo fiiri si dheer oo soo jidasho leh u samee .
Bishimaha: Waa goobaha ugu weyn ee ninku jecel yahay gaar ahaan marka ay midab gaduudan marsan yihiin markaasi hal dhunkasho oo dheer ku qabo ka dib qolka ka gal waa hubaal waxaad arkeysa isaga oo gadaashaa taagan oo dhunkasho intaa ka badan ka dalbanaya
Faraha: Faraahaga dareemihisa si deg deg ay ku kicinayaan waa hadii wajiga kaga salaaxdo xiliga aad sheegeysaneysaan , waxaana ugu wanaagsan in aad salaaxdo xili uu hurdo ama xabad xabad uu u jiifo isaga oo soo jeeda .
Lugaha: lugahaada oo banaan (qaawan) ama aad xirato kabo qurux badan oo kubkaada soo saaraya kacsi waali ayuu ninka ka qaada .

4 Comments

  1. Anonymous3/05/2011

    hadii kubkaydu uu dhuban yahay illahayna sida aii sameeyay anan ka baqanayo inaanu arkin maxaan samayn karaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/06/2011

    Waxba ma sameyn kartid, waayo kubkaaga ma weyneyn kartid. Ilaahay ayaa saas kuu abuuray. Isku kalsoonow, hana qarinin, maba qarin kartide.

    ReplyDelete
  3. ASC WR WB maxaa lahaa bushimo

    ReplyDelete
  4. uunsi isku udgi. dhoola cadeys markasta. cunta macaan aad u kariso. sheeko aad uga sheekeyso.... aad tusiso meelha jirkaada ugu qurxoon... raali galin badan.... ragga waxey jecelyihiin in loo xirto guntiino. kheyr allah idin siiyo dumarka soomaaliyeed da'daala. ragga shidada ka dhaafa.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post