Wax Ka Baro Noocyada Ay Leedahay Dhunkashada(Shuminta)

Afka ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane , waxaana xusid mudan in dhunkashada ay dhowr nooc kala leedahay oo mid waliba ay wadato heer kul u gaar ah .
Dhunkashada Dheer:waa mida afka dhan uu ka qeyb galo , bishamaha carabka ,ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto , waxa la xaqiijiyay in ragga %70 iyo %62 oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan .
Dhunkashada Carabka waa midda madax ilaa labada cagood gaarta .
Dhunkasha Isha waxaa ku jira ixtiraam iyo cishqi sidoo kale dhunkashada baarka indhaha waxaa jecel haweenka %40 , ragga ayaa iyana %60 ka hela dhunakashada dhagta
Dhukanshgada balanta : waa dhunkashada naaska waxaana jecel ragga %75 halka haweenkana %94 jecel yihiin .
Dhunkashada Sanka waxaa jecel %90 haweenka halka %55 raggana ay jecel yihiin
Dhunakashada kadiska : qof oo aan ku ogeyn oo dhukansho ku xado heer kulkeeda waxa ay u dhigantaa 10 darajo .
Dhunkashada Caadifada leh heer kulkeeda waa 20 darajo .

5 Comments

  1. Anonymous2/06/2011

    dhunkashada aad bay u raaxo badantahay

    ReplyDelete
  2. Anonymous3/15/2011

    gabar u jacel naga dhaxeyo o an markasto o an kulanno ama an is aragno o an an is bashiyeyna iyo isu imasho hab iyo damanka o an iska shumino iyo gacmaha aniga darenkegu aad ayu u kaca lkn ayada idajisa ayadane za;id ayu darenkeda u kaca ayado igu dajineso hadalo macan iyo in ay marka la is gursado o ay dhan waliba u raxa badan in an hada iska adkesano o an xadka adkeyno hadal kadib su asheyda dhib miya dhunshadaas dhan walbo an inta qoorta ka koreso an iska shumno anogan is qabin culimada maxe ka qabta fadlan jwb hadi an wada qaldan ku socono iyo hadi u jacelkna halahs daliil u tahay fadlan jwb plz nahadsanidiin

    ReplyDelete
  3. naag aadan qabin kuuma bannaana inaad ku raaxaysatid si kasta ahaadee jacaylka aad jeceshahay

    ReplyDelete
  4. Anonymous3/15/2011

    ok thanks

    ReplyDelete
  5. Waan hubaa haddad jooji weysaan in uu sheydaan idinka adkaan doono oo aad isku dhici doontaan : qaab isu galmood ah.Maxaa yeelay Baashida waxay miirdoorisaa dadka jecel, immankana markaad zineysaneyso waa lagaa siibaa kadib ayaa lesyu soo celiyaa. marka kolleey waa xaaran cad, is guursada, kana fogaada, waxay u dhigantaa baashida galmo ilaa darajo aad u weyn, oo xataa sometimes lagu biyo baxaa kaligeed.

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post