Nimanka biyahooda soo degdega naagaha way nacaybyihhin

Sida la ogyahay naagaha way ka dib maraan nimanka dhanka biyabbaxa, marka waxaa fiican inay isku mar aya wada biyabbaxaan ninka iyo xaaskiisa, taas waxay  keenaysaa kalsooni xeeldheer iyo jacayl dhab ah, naagaha aad waxay nacaybyihiin ninka ka tago iyagoo aan dantooda gaarin, marka isku day inaad biyaha daahiso, haddii ay kugu adagtahay  shantan qodob midkooda tijaabi

Nimanka biyahooda soo degdega naagaha way nacaybyihhinWuxuu qofka ku daahin karaa biyaha dhowr waxyaalood
1- inuu joojiyo dhaqdhaqaaqa marka ay biyaha bixi rabaan
2- inuu niyaddiisa wax kale ku mashquuliyo oo ka baxsan galmada
3- inuu baraf xubintiisa taranka marmariyo marka ay soo dhowaadaan biyaha
4- inuu isticmaalo bomaato loogu talagalay laakin ma ficna
5- qaabka foorarsiga inuu iska jiro hadduu rabo biyaha inay soo daahaan, maxaayeelay qabkan aad bay u soo degdegaan biyaha ileen waxaad u jeedaa barida haweeneyda oo ruxanaysa

24 Comments

  1. Anonymous12/17/2010

    siigada badan waxay keentaa inay ragga biyahooda soo degdegaan

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/17/2010

    waa run

    ReplyDelete
  3. waqiga ugu fiican la dhihi karo waa imisaa?

    ReplyDelete
  4. Naagta waxay u baahantahay marka ay ugu yartahay 25 daqiiqo in lagu ruxo, siiba naagaha waaweyn u dhexeeya 35 ilaa 45 nin isku daadinaya ma rabaan bye

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/18/2010

    dabcan naagta waxey kuxirantahay sida marka hore loogu raaxeeyo jirkeeda oo dhan sida naasaha nuuqistoda,iyo canbarka iyo kintirka oo loo salaaxo ama laga jaqo inta ey ka gaareyso kacsi sareya markas waqti badan uma baahna in lagu ruxo ama lagu hayo guska si ey ubiyo baxdo.

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/18/2010

    WAAR RUNTINA HADAAAN SIMACAAN UGU KACSI BADIYO NAAGTAYDA ANA AAN KHLAS TAGANAHAY MIYAANAY OK AHAYN OO AANAAN ISKU MAR BIYO BAXAY MISE WAKHTI BAY U BAHAN TAHAY 15 MIN SOW CAADIMAHA

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/24/2010

    Waaw ani waxan ka yaabanahay ragga biyo baxa iyagoon qancin xaaskooda dabcan waa niyad jab ku timaada xaaska. Xaqiiqdi uma xiiseysa xaaskaada wasmadaada hadii aad inta badan deg dejisid biyahaada wayna dhibsandoontaa.

    ReplyDelete
  8. waa tahay sidee looga hor tagi karaa arinkaa walaal hadii aad haysaan taaliyin sidaa ah bal soo geliya arinkaa wal;aayala waxaan kale oo aan idin weydiyeey xaaskaaga ma ogal;a in biyaha ku dhacaan dibada waayo ma ogala , waxaye dooneysaa in aye farjigeeda ku dhacaan oo aye ku hy=ubsato

    ReplyDelete
  9. Anonymous12/29/2010

    waxaa xaqiiq ah in markasta oo ay galmadaadu badato ay biyahaagu daahayaan.. sida loo kala galmo yar yahay baa ragu u kala biyo hor dhac badan yahay....

    ReplyDelete
  10. Anonymous1/16/2011

    naagaha kacsiga badan sidee lagu kartaa ?

    ReplyDelete
  11. Anonymous1/16/2011

    taas lamgaraan karo dumarka niin keda ayaa garankaro kacsigeeda

    ReplyDelete
  12. Anonymous1/23/2011

    Runtii, waxaan fileyaa in biyo baxa raga celceliska uu yahay 14 daqiiqo ugu badnaan wey dhici kartaa in laga badiyo, haddaba waxaan la kulmaa mar walba xaaskii oo biyo baxdey oo mar labaad u baahan in ay biyo baxdo aniga oo weli biyo bixin, marka la gaaro xiligeyga iyadana markii labaad ayaa u dhiman marar badan ayaan la kulmey arinkaas mar walba waxaan fiiriya oo qiyaasa howsha mesha ay mareyso si biyo baxa labaad aan ula kulmo taasina dhib weyn ayaan kala kulmaa oo waan daala waxay igu qaadataa 18 daqiiqo iyo ka badan in aan dhabarka si joogto ah u ruxo markaa talo maxaad heysaa?

    ReplyDelete
  13. Walaal aad bay u fiicantahay xaaskaaga inaad fahanto ilaahayna ha idin barakeeyo, walaal marka ya xaaskaaga biyabbaxdo cayaarta baddal oo ka shaqeey jirkeeda kale istiinka hadalka macaan badi naasaha ibtooda ku dadaal marka ay si fiican u kacdo adigana aad nasato shaqada bilow biyabbaxa labaad waay kaaraysaa idigana siican aayd u biyabbaxaysaa, marka ninka iyo xaaskiisa hal mar ay isla biyabbaxaan jacaylkooda aad buu u kordhaa

    ReplyDelete
  14. Anonymous1/24/2011

    Sxb illa meeqo mar ayaa loo galmooda xaaska

    ReplyDelete
  15. Taas dadka way ku kala duwan yihiin, marka awooda ayay ku xirantahay, dad waxaa jira maalintii dhowr jeer samayn kara galmada, dad todobaadkii hal mar dad bil, ninka caadiga ah maalin kaste hal jeer ayuu samayn karaa

    ReplyDelete
  16. Anonymous1/24/2011

    walaal marka aad leedahay ninka caadiga ah malintii hal mar u xaaskisa u galmon karaa ma waxaad kala jeedaa inuu hal goor kubiyo baxo mise?

    ReplyDelete
  17. Haa hal mar waa inuu awoodaa maalin kate ninka noocaas ah ayaa normal ah

    ReplyDelete
  18. Anonymous1/25/2011

    walaal waxay dhibi iga haystaa xaga biyo baxa oo waxaan ahay qof biyo bax dhow marka aan xaaskayga u galmoonayo been kuu sheegi maaye waxa laga yaabaa inaan ku biyo baxo miridho yar oo kooban markaa wax talooyin ah hadaad i siinayso ii soo dir
    thanks

    ReplyDelete
  19. Walaal biyaha waxaad ku daahin kartaa sida soo cocota

    1- inaad dhaqdhaqaaqa aad joojiso ilaa ay dib u baxaan

    2- in aadan ugu galmoonin xaaskaaga foorar maxaayeelay foorarsiga biyaha aad buu u dedejiyaa

    3- inaad niyaddaada wax kale aad soo gelisid aan galmada la xiriirin ilaa ay kaa qaboobaan

    waxaan oo dhan waa wax dabiici ah aan dhib keenaynyn ilaa aad uga baranaysid inaad kontoroosho

    ReplyDelete
  20. Anonymous1/28/2011

    walal qofka aan gursan sidu ku ogan kara inu qabo biya bax dhow siduna isaga dawen karaa

    ReplyDelete
  21. qofka wuxuu ogaan karaa inuu biyabbax degdeg qabo marka galmo sameeyo ama seegaysto

    ReplyDelete
  22. Anonymous2/03/2011

    waa la gartay marka galmo uu sameyo hadey biyaha dagdag uga yimaadaan, laakiin maxaad ula jeedaa markuu sigeeysto,siduu ugu ogaanaa?

    ReplyDelete
  23. Waxaan ka wadaa si kaste oo biyaha u iman karaan haddii ayy soo degdegaan, biyaha galmo ayay ku iman karaan iwm. sida seegada iyo fiirinta naagaha dabcan dadka qaarkii ayaa sidaa ah

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post