Gabaryahey ogoow arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale kaga jeestaan , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho
In Aadan Dalban Sameynta Galmada: Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya .
Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa
Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn .
Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta: Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan .
Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa.
Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa .
waxaa kacsiga ka daciifiya ragga sawiro qaawan marka uu fiirfiirnayo, ama naagaha uu fiirfiirinaayo, marka raaxo ayuu dareemayaa iyo kacsi lakin at last kacsiga ayaa ka daciifaya
ReplyDeletewaxaan ahay naag waxaana ahay gabadh aan la qabeen waxaana isku qanciyaa gacantayda markaan kacsado markaas shareecada Islaan ku halkaas maxad igu caaween kartaan
ReplyDeleteWa xaaraan .
DeleteInkasto ay kasoo wareegatay wax kabadan toban sano
Hadana xukumkaaas waa xaaraan
Walaal waxaan u oran lahaa iska ilaali seegada maxaayeelay dhibaato badan ayaad kala kulmi doontaa mustaqbalka, haddii aad kacsato wax kale isku mashquuli quraan akhri iwm. waxaa fiican inaad guursato raaxada xalaasha aad ku baddalato
ReplyDeleteHaddaan heli lahaa meel aan kaala soo xiriiro gabar yahay waan kula soo xiriir lahaa, si dhibka ina wada haysta u wada xallino, haddey suurtagal tahay, waayo waynu isu baahannahay laakiin nasiib xumo boggani ma leh qaab la iskula xiriiro mise anaan aqoon.
ReplyDeletemaxa kacsiga badin kara hadii aytahay wax lacuuno
ReplyDeleteCunta kaste burutiin badan gaar ahaan
ReplyDeletekalluunka iyo wax kasta badda laga keeno
mooska caanaha ukunta basasha, kuwaan ayaa ugu muhimsan
su aashayda waxay tahay gabdhaha aad u kacsiga badan maxaa lagu samaynkaraa
ReplyDeleteAden
ReplyDeleteGabadha aadka u kacsiga badan dawadeedu waa wasmo badan. Marka haddaadan awoodin wasmo badan dee iska fasax nin kale oo qanciya ha raadsatee.
Asalaama calaykum w w
ReplyDeletewaxaan marka hore salaamaya dhamaan dadka wax ku qora webkaan oo ah runtii mid aan anigu sifiican uga fiiday waadna idiinka mahad celinayaa hawsha aad noo haysaan markaa intaa uga boxo taa asxaabeey waxaan ahay nin dhalinyaro ah xaasna ma lihi weligayna galmo ma samayn lkn dhowaanahaan markii aan kacsado ayaan gacantayda iskaga tuurta fadlan arintaasi ha la iga jaahil bixiyo hab diini ah iyo mid maadi ah .
Mahadsanidiin
Asalaama Calaykum w w
ReplyDeletewaxaan halkaan kasalaamaya dhamaan shaqaalaha webkaan waxaana uga mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee ay dadka u hayaan hadaba waxaan jecelahay in la iga jaahil bixiyo mas,ala yar .
waxaan ahay nin dhalin yara ah xaasna ma lihi markii aan kacsado ayaan gacantayda kutuurtaa " siigaysi " hadaba waxaan rabaa in mas,aladaasi layga qanciyo hab diini ah iyo Maadi ah ba .
Mahadsanidiin
Walaal seegada diinta waxa ay ka qabto mar hore ayaanu ka jawaabnay halkaan ka akhriso
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/05/diintu-maxay-ka-qabtaa-siigada.html
sigaarka.aflaanta xun la fiirsado. jirkiisa kamaqan vitamina A... ama cilad ku jirta dkarkiisa , fadlan is baar ha xishoon. xanuunka allah ayee keenay ,allah waxuu ku yiri isbaar. cudurkaan qofkii qaba allah caafimaad ha siiyo... qofka haduu buufis hayo xataa wuu keenaa. badi ducada allah inshaa'allah waad roonaaneysa...
ReplyDeleteWalalayaal aniga waxan ahay gabar yar suashaydana waa wax biyo bax ah aniga madareemo waa maxay waxaas? Sikaston kaalmo u sameeya
ReplyDeleteWalaal waa imisa qiyasta dhaxdhaxadka ah ee laga rabo in uu ahaado geedka ninka
ReplyDeletewalal mar dhaw baa waxan isku arkay xibinto isjuqeso ciyo iyo jileec daran awal maisku arki jirin xibinteyda we wen tahay lkn mal mahan dambe ban arka jileec daren keeyga wo joga cadi lkn xidido badan ban isku arkay iyo wal wal marki horena said ban u isticmali jiray siigada marka tabar daryo murugo iyo jileec maxa sabab u ah ama lagu dawen kara walal ado mahad san
ReplyDeleteseegada iska joogi cuntada nafaqada elh cun waxaas way kaa tagayaan haka walwalin
ReplyDelete