Jacaylyada noocyadooda waa sidee

Jacaylyada noocyadooda waa sidee
Ereyga jacaylka waa erey balaaran, jacayl waxaa laga wadaa inaad qof daacad u noqoto wax kasta oo fiican aad la jeclaato, jacaylka heerar ayuu lee yahay waxaa ugu weyn jacayl midka Alle, waa inaad jeclaataa Ilaahayga ku abuuray kaddib rasuulkiisa (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) iyo rususha kale kaddib labadaada waalid iyo walaalahaada iyo qaraabadaada muslimiinta ah, kaddib dadka kale muslimiinta ah, kani waa jacaylka guud oo lagaa rabo, waxaa jira jacayl khaas oo nooc kale ah, kaas waxaa iska leh qofta aad guursato oo xaaskaaga ah, inaad jeclaato waayo marka jacayl dhab ah idin dhex maro adiga iyo xaaskaaga si fiican ayaad ugu raaxaysanaysaan nolosha aduunka, midka galmo ayaa la socoto raaxadiisa ugu dambayso waa galmada xaaska.

2 Comments

  1. Anonymous12/12/2010

    naag maxaa lagu soo jiidan karaa

    ReplyDelete
  2. Anonymous4/26/2011

    Love is feeling cold in the back of vans / Love is a fanclub with only two fans
    Love is walking holding paintstained hands
    Love is Fish and chips on winter nights / Love is blankets full of strange delights
    Love is when you don,t put out the lights
    Love is the presents in christmas shops / Llove is when you are feeling top of the pops
    Love is what happens when the music stops
    Love is white paints lying all forlorn / Love is a pink nightdress still slight warm
    Love is when you have to leave at dawn
    Love is you an love is me Love is a prison and love is free
    Love´s what´s there when you ´re away for me

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post